Sports

Jorge Mendes Oo Difaacay Xafladii Uu Qabsaday Cristiano Ronaldo Ka Dib Guuldaradii Atletico Madrid.

0 Visits: 581 | Monday February 09, 2015 - 23:22:20
Jorge Mendes, oo ah wakiilka Cristiano Ronaldo ayaa difaacay xiddiga reer Portugal ka dib markii lagu eedeeyay xafladii dhalashadiisa ee uu qabsaday saacado ka dib markii kooxdiisa Real Madrid laga badiyay kulankii Madrid derby.

Read More »

Atletico Madrid Oo Gurigeeda Xasuuq Xun Ugu Gaysatay Real Madrid Iyada Kulanka Madrid Derby Ku Ceebaysay Kooxda Hogaanka Horyaalka La Ligaha Haysa

0 Visits: 761 | Saturday February 07, 2015 - 23:49:08
Atletico Madrid ayaa xasuuq xun gurigeeda ugu gaysatay kooxda ay dariska yihiin ee Real Madrid. kooxda Diego Simeone oo xili ciyaareed jabwayn u gaysatay Real Madrid ayaa guushan ku gaadhay 4:0, waxaana goolasha u kala dhaliyay Tiago, Sual, Griezmann iyo Mandzukic. Real Madrid ayaa

Read More »

Harry Kane Oo Arenal White Hart Lane Soo Jiid Jiidhay Ayaa Labadii Gool Ee Uu Gunners Ka Dhaliyay Ku Tilmaamay Riyo Urumawday

0 Visits: 515 | Saturday February 07, 2015 - 23:49:08
Xidiga sida layaabka leh xili ciyaareedkan uga soo dhexbaxay horyaalka Ingiriiska ee Harry Kane oo kooxdiisa Tottenham guul wayn ku hogaamiyay ayaa dareenkiisa ka hadlay,wuxuuna sheegay in

Read More »

Real Madrid Oo Warfarxad Leh Ka Heshay Dhaawaca Pepe.

0 Visits: 563 | Monday January 26, 2015 - 14:04:36
Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa war farxad leh ka heshay dhaawaca daafacooda ree Portugal Pepe.

Read More »

Robbie Fowler: Guuldaradii Chelsea Ka soo Gaartay Bradford, Waa Lama Filaankiii Ugu Weynaa Ee Taariikhda FA Cup. +Daawo goolashii ciyaarta

0 Visits: 436 | Sunday January 25, 2015 - 15:35:56
Guuldaradii 4-2 ee Chelsea ku soo gaartay minankeeda islamarkaana ka soo gaartay kooxda heerka seddexaad ee Bradford City ayaa ah lama filaankii ugu weynaa abide e FA Cup, sidaasi waxaa yiri weeraryahankii hore ee Liverpool Robbie Fowler.

Read More »

Sturridge Oo Ku Soo Laabanaya Liverpool Kulanka Chelsea Iyo Balotelli Oo Digniintii Ugu Danbeysay La Siiyay.

0 Visits: 475 | Sunday January 25, 2015 - 15:29:46
Brendan Rodgers ayaa kulan saacad qaatay la yeeshay Mario Balotelli jimcihii, waxaana u muuqataa in maalmihii Super Mario ee Anfield inay tirsameyso. Balotelli Ayaan xitaa lagu soo darin 18ka ciyaaryahan ee uu Rodgers u soo xushay inuu ku wajaho xalayo kooxda Bolton kulanka FA Cup wareegiisa afaraad…

Read More »

Daaficii Dhibanaha U Noqday Ronaldo Edimar Oo Cafiyay CR7 Kuna Baaqay In Ganaaxa Laga Qafiifiyo. (Wareysi Dhameystiran)

0 Visits: 529 | Sunday January 25, 2015 - 14:43:54
Daafaca kooxda Cordoba ee u dhashay dalka Brazil Edimar ayaa laaday Cristiano Ronaldo kulankii shalayto taasoo keentay in xiddiga sannadka adduunka la siiyo casaan toos ah isagoo xitaa feeray Crespo.

Read More »

Maanta Oo Axad Ah Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Suuqa Kala Iibsiga Ka Qoreen Wargeysyada Ingariiska.

0 Visits: 466 | Sunday January 25, 2015 - 14:43:54
Suuqa kala iibsiga horyaalka Ingariiska ayaa furan iyadoo kooxaha ay bilaabi doonaan inay xoojiyaan kooxdooda qeybta labaad ee xilli ciyaareedka. Waxaana idiin soo uruurinay maanta wararkii ugu waa weynaa ee ay wargeysyada Ingariiska ka qoreen suuqa kala iibisga ciyaartoyda. Manchester United, Chelsea…

Read More »

Vicente Kompany Oo U Sheegay Chelsea Inay Weli Ku Jiraan Tartanka Horyaalka Ka Dib Guuldaradii Arsenal.

0 Visits: 494 | Tuesday January 20, 2015 - 12:48:16
Vincent Kompany ayaa sheegay in guuldaradii lama filaanka aheyd ee kasoo gaartay Arsenal inaysan calaamad u aheyn bilowga dhamaadkii difaacashada horyaalka Premier League.

Read More »

Mats Hummels Oo Niyadjabiyay Kooxaha Manchester United, Arsenal & Chelsea.

0 Visits: 512 | Tuesday January 20, 2015 - 12:48:16
Mats Hummels ayaa ku celiyay mar kale inuu doonayo inuu sii joogo kooxda Borussia Dortmund. Xiddiga Jarmalka oo 26 sanno jir ah ayaa si joogta ah loola xiriirinayay inuu ka tagayo Dortmund, waxaana uu soo jiiray kooxaha ugu waa weyn ee qaarada Yurub.

Read More »

Warbixino ku saabsan Xaflada caawa lagu Caleemo-saari doono xidiga ugu Wanaagsan Aduunka

0 Visits: 563 | Monday January 12, 2015 - 12:22:32
Zurich (Horseednews) Abaalmarinta Fifa Ballon d'Or waa abaalmarinta shaqsiyadeed ee ugu sareysa kubada caalamka, waxaana la bixinayaa maanta markii shanaad tan iyo markii la sameeyay magacaan cusub iyadoo xaflad ay ka dhici doonto magaalada Zurich ee dalka Switlzerland.

Read More »

Ronaldo Oo Kaga Horeeya Messi Iyo Neuer Ku Guulaysiga Ballon d'or.

0 Visits: 627 | Monday January 12, 2015 - 12:07:19
Zurich (Horseednews) Cristiano Ronaldo ayaa hogaaminaya codayn ay haatan wado Sky Sports isagoona u muuqda inuu caawa ku guulaysan doono Ballon d'or markii 2-aad oo xiriir ah. Ronaldo ayaa koobab badan gacanta u galiyay kooxdiisa sanadkii tagay ee 2014 halka Messi uusan wax koob ah u qaadin Barcelona

Read More »

Simeone Oo Diyaarsaday Hubkii Uu Kaga Hortagi Lahaa Barcelona.

0 Visits: 515 | Sunday January 11, 2015 - 13:57:57
Barcelona (Horseednews) Barcelona ayaa caawa Camp Nou ku soo dhawayn doonta kooxda macalin Diego Simeone oo sanadkii u danbeeyay ay Barca awoodi wayday inay guul kagaarto 6 kulan oo ay iska hor yimaadeen. Mundo Deportivo ayaa shaacisay in tababare Diego Simeone uu diyaarsday hubkii uu kaga hortagi

Read More »

Chelsea Oo Si Lama Filaan Ah Bishaan Dalab Uga Gudbineysa Marco Reus Ama Cuadrado Midkood.

0 Visits: 638 | Sunday January 11, 2015 - 13:52:31
London (Horseednews) Chelsea ayaa si lama filaan ah ugu dhaqaaqeysa bishaan January xiddiga Borussia Dortmund Marco Reus ama xiddiga diirada u saarnaa Manchester United ee kooxda Fiorentina Juan Cuadrado, sida ay qoreyso jariirada Sunday Express. Warkaan ayaa soo baxaya iyadoo ay sii kordheyso hubanti…

Read More »

Henk Ten Cate: Sababta Kaliya Ee Uu Leo Messi U Sii Joogo Barca Waa Dardaarankii Tito Vilanova.

0 Visits: 684 | Thursday January 08, 2015 - 13:36:53
Hargaysa (Horseednews) Tababare ku xigeenkii hore ee Barcelona Henk Ten Cate ayaa aaminsan in Lionel Messi uu mar hore ka tagi lahaa kooxda haddii aysan ahaan laheyn balantii uu ka qaaday Tito Vilanova. Waxaa la isla dhexmarayaa in Messi uu ka fiirsanayo mustaqbalkiisa kooxda ka dib markii ay isku dhaceen…

Read More »

Man United Oo Qandaraas Cusub U Soo Bandhigtay De Gea Si Meesha Ay Uga Saaraan Xiisaha Real Madrid.

0 Visits: 533 | Thursday January 08, 2015 - 13:16:55
Manchester (Horseednews) Man United Oo Qandaraas Cusub U Soo Bandhigtay De Gea Si Meesha Ay Uga Saaraan Xiisaha Real Madrid. Manchester United ayaa dedejin doonta wadahadalada qandaraaska loogu kordhinayo David de Gea ka dib markii ay heshiis 18 bilood ah la gaareen goolhaye Victor Valdes. Valdes ayaa…

Read More »

WAR DEGDEG AH: Alex Song Oo Ku Dhawaaqay Inuu Isaga Fariistay Ciyaaraha Caalamiga Ah

0 Visits: 532 | Wednesday January 07, 2015 - 13:41:57
Hargaysa (Horseednews) Xidiga amaahda ku jooga kooxda West Ham Alex Song ayaa ku dhawaaqay inuu isaga fariistay ciyaaraha caalamiga ah kadib markii laga reebay xulka Cameroon ee ka qeyb galaya tartanka African Cup of Nation. Alex Song ayaan lagu darin liiska xulka Cameroon ee ka qeyb…

Read More »

Juventus Oo Hogaanka Serie A-da Dib Ula Wareegtay Kadib Dhibic Ay Ka Heshay Inter Milan

0 Visits: 554 | Wednesday January 07, 2015 - 13:07:01
Hargaysa (horseednews) Laba gool oo ay kala dhaliyeen Carlos Tevez iyo Mauro Icardi ayaa barbaro kusoo idleeyay kulankii Derby d'Italia ee ka dhacay Juventus Arena habeenkii xalay. Sidoo kale Inter Milan ayaa daqiiqadihii ugu dambeeyay ciyaarta ku ciyaareysay 10-ciyaariyahan markii garoonka laga…

Read More »

CIES Football Observatory Oo Soo Bandhigtay 50-Laacib Ee Sanadkan 2015 Ugu Qiimaha Badan Caalamka

0 Visits: 643 | Wednesday January 07, 2015 - 12:56:02
Hargaysa (Horseednews) Sida looga bartay CIES Football Observatory oo ku xeel dheer soo bandhida qiimaha iyo xogta gaarka ah ee xidigaha aduunka ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday laacibiinta aduunka ugu qaalisan sanadkan 2015. Xogtaan ayaa lagu saleeyay qiimaha ay haatan xidigaha aduunka suuqa Yurub…

Read More »

Maladhihi Karaa Safashada Torres Ee Caawa Waxay Faa,iido U Tahay Real Madrid?.

0 Visits: 503 | Wednesday January 07, 2015 - 10:54:16
Hargaysa (Horseednews) Kooxda Atletico Madrid ayaa caawa marti qaadi doonta kooxda Real Madrid oo ay kawada dhisan yihiin caasimada Spain.

Read More »