Sports

RASMI : Real Madrid Oo Ku Soo Guuleysatay Saxiixa Danilo Luiz da Silva

0 Visits: 817 | Wednesday April 01, 2015 - 14:42:38
Real Madrid ayaa ku guuleysatay in ay ka dul qaado Barcelona iyo Man United saxiixa Danilo Luiz da Silva oo garabka uga ciyaara kooxda FC Porto ee horyaalka Portugal .

Read More »

Brazil Oo Xulka Qaranka France Ku Dubatay Garoonkii Koobkii Aduunka Ee Sanadkii 1998 Kii Ay France Kaga Qaaday Iyo Brazil Oo Soo Laabtay

0 Visits: 315 | Friday March 27, 2015 - 22:59:04
Xulka qaranka Brazil ayaa garoonkii koobkii aduunka ee sanadkii 1998 kii ay France kaga qaaday ayaa markeeda France ku dubatay isla markaana France oo dalkiisa jooga afka ciida u dartay.

Read More »

Eden Hazard Oo Qirtay In Aanu Gool Dhalin Ku Gaadhi Karin Lionel Messi Iyo Cristiano Ronlado, Balse Muxuu Ka Yidhi Guuldaradii PSG iyo Hamiga Chelsea Ee Xili Ciyaareedkan?

0 Visits: 355 | Friday March 27, 2015 - 22:59:01
Xidiga xulka qaranka Belgium iyo kooxda Chelsea ee Eden Hazard ayaa qirtay in aanu gool dhalin ku gaadhi doonin Messi iyo Ronlado. Laakiin Hazard ayaa ku faraxsan qaab ciyaareedkiisa iyo waxa uu xili ciyaareedkan ku soo kordhiyay kooxdiisa Blues.

Read More »

Therry Henry Oo Ka Yaabsaday Gabadh Yar Oo Iskuul Ciyaaraha Ah Ka Dhigata Wales, Siday Wax Udheceen, Maxayse Ujeedadiisu Ahayd?

0 Visits: 359 | Tuesday March 24, 2015 - 23:36:46
Hargeysa (Horseednews.com) Thierry Henry ayaa ka yaabsaday iskuul ciyaaraha lagu barto oo ku yaalada Wales kadib markii uu maanta booqday si uu amaal marin u soo gudoonsiiyo gabadh ka tirsan iskuulka Pen-Y-Dre high school. Henry ayaa iskuulkan ku tagay qaab ardayda iskuulka ka yaabiyay kadib markii…

Read More »

Real Madrid Oo War Fiican Ka Heshay Dhaawicii James Rodriguez Iyo Xidiga Ree Colombia Oo Maanta Ku Soo Laabtay Tababarka Kooxdiisa Los Blancos

0 Visits: 325 | Tuesday March 24, 2015 - 23:36:46
Hargeysa (Horseednews.com) Real Madrid ayaa war fiican ka heshay dhaawicii uu James Rodruez kadib markii uu laacibka ree Colombia maanta ku soo laabtay tababarka kooxdiisa Los Blancos.Xidiga xulka qaranka Colombia iyo kooxda Real Madrid ee James Rodríguez ayaa qaliin guulaystay kadib markii uu ka jabay…

Read More »

Juventus Oo Diiday Inay Iska Iibiso Paul Pogba Xitaa Haddii Loo Soo Bandhigo 80 Milyan Euro.

0 Visits: 5843 | Tuesday March 17, 2015 - 13:44:08
Agaasimaha kooxda Juventus Giuseppe Moratta oo diiday iney iibinayaan Paul Pogba xataa hadii loo gaaro 80million oo euro. Waxaa jiro kooxo badan oo ka dhisan qaarada yurub oo aad u doonaya saxiixa xidiga da'da yare ee reer France Paul Pogba laakin kooxda reer Turin ayaa meesha ka saartay iney iibinayaan…

Read More »

Jamaahiirta Real Madrid Oo Ka Carooday Sicir Bararka Ku Yimid Qiimaha Tikidhada Kulanka El Clasico Ee Camp Nou.

0 Visits: 396 | Tuesday March 17, 2015 - 13:44:08
Taageerayaasha Real Madrid ayaa ka carooday qiimaha laga siiyay tikidhada kulanka El Clasico ee 22ka bishaan March ka dhacaya garoonka Camp Nou, iyadoo Barcelona ay u ogolaatay kooxda Real Madrid kaliya 500 kursi ciyaarta la wada sugayo ee Catalunya ka dhaceysa. Waxaana jamaahiirta Los Blancos oo ku…

Read More »

Ronaldo Oo Xusuuso Kala Duwan Ku Leh Kooxda Atletic Bilbao Iyo Garoonkeeda San Mamés, Maxayse Yihiin Xusuusahaasi?

0 Visits: 339 | Saturday March 07, 2015 - 07:44:18
Real Madrid ayaa booqan doonta kooxda Athletic Bilbao, wuxuuna kulankani soo kiciyay xuuso kala duwan oo uu xidiga kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo uu ku leeyahay garoonka kooxdan ee San Mamés iyo waliba Athletic Bilbao.

Read More »

Labo Ayay Ku Qaadataa Inay Tango Ciyaaraan – Sheekada Sida Ay Ku Kulmeen Kun Aguero Iyo Lionel Messi.

0 Visits: 439 | Tuesday February 24, 2015 - 15:06:56
Sergio Agüero iyo Lionel Messi ayaa diyaar u ah inay caawa isaga horyimaadaan Champions League kulanka dhexmaraya kooxaha Manchester City iyo Barcelona. Labada xiddig ee Argentina waa saaxiibo isku dhow, sidoo kalena xiddigo waa weyn ayay ka yihiin kooxahooda. Haddii Messi ay u saran tahay waa la mid…

Read More »

Maanta Oo Axad Ah Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska.

0 Visits: 430 | Sunday February 22, 2015 - 15:03:41
Maalin wanaagsan akhristayaasheena meel kasta oo aad joogtaan, ku soo dhawaada barnaamijkeena aan kaga hadalno suuqa kala iibsiga iyo wararkii ay ka qoreen wargeysyada, inkastoo suuqa kala iibsiga waqtiga qaboobaha uu soo xirmay hadana xanta halkaas kuma joogsato iyadoo durbaba la isku diyaarinayo suuqa…

Read More »

Daawo: Gabdhaha Qaranka 17-Sano Jirada Djibouti Oo Berito Finalka Koobka Jaamacadda Carabta La Leh Lebanon

0 Visits: 573 | Sunday February 22, 2015 - 15:03:41
Gabdhaha qaranka Jabuti ee 17-sano jirada ayaa berito finalka koobka ciyaaraha 17 sano jirada jaamacadda carabta waxa ay la leeyihiin dalka Lubnaan kaasi oo ka dhacaya magaalada Doha ee dalka Qatar . Waa markii ugu horeysay oo lagu marti qaado tartankaan waxa ayna muujiyeen wacdaro aad u xooggan Tababaraha…

Read More »

Maanta Oo Sabti Ah Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska.

0 Visits: 400 | Saturday February 21, 2015 - 15:02:13
Maalin wanaagsan akhristayaasheena meel kasta oo aad joogtaan, ku soo dhawaada barnaamijkeena aan kaga hadalno suuqa kala iibsiga iyo wararkii ay ka qoreen wargeysyada, inkastoo suuqa kala iibsiga waqtiga qaboobaha uu soo xirmay hadana xanta halkaas kuma joogsato iyadoo durbaba la isku diyaarinayo suuqa…

Read More »

Maanta Oo Jimce Ah Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Suuqa Kala Iibsiga Ee Ay Qoreen Wargeysyada Ingariiska.

0 Visits: 425 | Friday February 20, 2015 - 15:48:28
Jimce wanaagsan akhristayaasheena meel kasta oo aad joogtaan, ku soo dhawaada barnaamijkeena aan kaga hadalno suuqa kala iibsiga iyo wararkii ay ka qoreen wargeysyada, inkastoo suuqa kala iibsiga waqtiga qaboobaha uu soo xirmay hadana xanta halkaas kuma joogsato iyadoo durbaba la isku diyaarinayo suuqa…

Read More »

Lionel Messi: Dhibaatooyin Badan Ayaan Wajahay Sannadkii 2014.

0 Visits: 451 | Thursday February 19, 2015 - 17:29:38
Lionel Messi ayaa qirtay in sannadkan 2014 uu u ahaa sannadkiisii ugu xumaa isagoo sheegay inuu garoonka dhexdiisa iyo banaankiisaba dhibaatooyin ku wajahay. "Runta waxa ay tahay inaan doonayay inaan sannadkan ku bilowdo sida ugu fiican ee ugu macquulsan. Waan ogaa 2014 inuusan ii aheyn sannad weyn,…

Read More »

Sergio Aguero Oo Ku Kalsoon In Kooxdiisa Manchester City Ay Ku Guulaysan Doonto Horyaalka Ingiriiska Inkasta Oo Ay Chelsea Todoba Dhibcood Ka Horayso

0 Visits: 359 | Thursday February 19, 2015 - 17:29:38
Xidigsa xulka qaranka Argentina iyo kooxda horyaalka Ingiriiska difaacanaysa ee Man City Segrio Aguero ayaa kalsooni ku qaba in kooxdiisa Man City ay horyaalka ku guulaysan doonto ikasta oo ay hadda Chelsea todoba dhibcood ka sarayso. Ciyaartoyda Man City ayaa markasta muujiya inay wali ku guulaysan…

Read More »

Daawo Sawirada Hotel-ka Uu Ryan Giggs Ka Ag Dhisay Garoonka Old Trafford Ee Hotel Football.

0 Visits: 664 | Thursday February 19, 2015 - 17:29:38
Ryan Giggs ayaa siiyay Manchester Evening News fursad ay ku soo arkaan hotelkiisa cusub ee loogu talogalay taageerayaasha kubada cagta ee laga dhisay meel wax yar u jirta garoonka Old Trafford. Fekerkaan waxaan ku riyooday xiddigihii United u soo baxay 1992dii ee Paul Scholes, Gary Neville iyo Nicky…

Read More »

Jorge Mendes Oo Difaacay Xafladii Uu Qabsaday Cristiano Ronaldo Ka Dib Guuldaradii Atletico Madrid.

0 Visits: 499 | Monday February 09, 2015 - 23:22:20
Jorge Mendes, oo ah wakiilka Cristiano Ronaldo ayaa difaacay xiddiga reer Portugal ka dib markii lagu eedeeyay xafladii dhalashadiisa ee uu qabsaday saacado ka dib markii kooxdiisa Real Madrid laga badiyay kulankii Madrid derby.

Read More »

Atletico Madrid Oo Gurigeeda Xasuuq Xun Ugu Gaysatay Real Madrid Iyada Kulanka Madrid Derby Ku Ceebaysay Kooxda Hogaanka Horyaalka La Ligaha Haysa

0 Visits: 693 | Saturday February 07, 2015 - 23:49:08
Atletico Madrid ayaa xasuuq xun gurigeeda ugu gaysatay kooxda ay dariska yihiin ee Real Madrid. kooxda Diego Simeone oo xili ciyaareed jabwayn u gaysatay Real Madrid ayaa guushan ku gaadhay 4:0, waxaana goolasha u kala dhaliyay Tiago, Sual, Griezmann iyo Mandzukic. Real Madrid ayaa

Read More »

Harry Kane Oo Arenal White Hart Lane Soo Jiid Jiidhay Ayaa Labadii Gool Ee Uu Gunners Ka Dhaliyay Ku Tilmaamay Riyo Urumawday

0 Visits: 453 | Saturday February 07, 2015 - 23:49:08
Xidiga sida layaabka leh xili ciyaareedkan uga soo dhexbaxay horyaalka Ingiriiska ee Harry Kane oo kooxdiisa Tottenham guul wayn ku hogaamiyay ayaa dareenkiisa ka hadlay,wuxuuna sheegay in

Read More »