Wararka

Daawo: Wasiirka Beeraha oo sheegay in Wasaaradiisu 9 kun oo qoys beero u qodi doonto

0 Visits: 30 | Sunday April 08, 2018 - 15:46:42
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland MD Axmed Muumin Seed ayaa ku dhawaaqay in Wasaaradiisu 9 kun oo qoys u qodi doonto beero.

Read More »

Daawo: Xukuumadda S.land Oo Beenisay In Ruushku Saldhig Melatari Ka Dhisanayo Saylac

0 Visits: 42 | Sunday April 08, 2018 - 11:58:53
Hargeysa (Horseednews.com) Xukuumadda Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay wararka sheegaya in Wadanka Ruushku ka dalbaday Somaliland inay saldhig ka siiso Magaalada Saylac.

Read More »

Daawo Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Guddida Qaban-qaabada Xuska 18 May

0 Visits: 124 | Saturday April 07, 2018 - 18:57:32
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Madaxweyne Biixi Oo Magacaabay Guddida Qaban-qaabada Xuska 18 May

Read More »

Daawo Golaha Guurtida Somaliland Ansixinta Xeerka Kufsiga

0 Visits: 64 | Saturday April 07, 2018 - 18:57:32
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Golaha Guurtida Somaliland Ansixinta Xeerka Kufsiga Oo Ay Hore Usoo ansixiyeen Golaha Wakiilada Somaliland

Read More »

Madaxweynaha Somaliland ayaa Wareegto uu Soo Saaray Ku Magacabay Guddiga Qaban qaabada Xuska 18 May

0 Visits: 62 | Saturday April 07, 2018 - 18:57:32
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Somaliland ayaa Wareegto uu Soo Saaray Ku Magacabay Guddiga Qaban qaabada Xuska 18 May

Read More »

Daawo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Booqanaya Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya

0 Visits: 116 | Saturday April 07, 2018 - 18:57:32
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Booqanaya Dawlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya

Read More »

Madaxweyne Biixi oo sheegay in Xukuumadii hore ay diiday dalab uga yimi Turkiga oo ku saabsanaa Dhisitaanka Madaarka Cigaal

0 Visits: 70 | Saturday April 07, 2018 - 11:30:36
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland MD Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dawladii hore ee Madaxweyne Siilaanyo ay ka diiday Turkiga dalab la xidhiidhay dhisitaanka Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal.

Read More »

Golaha Wakiilada oo maanta cod u qaadaya Miisaaniyaddii ugu horeysay ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi

0 Visits: 65 | Saturday April 07, 2018 - 11:14:03
Hargeysa (Horseeednews.com) Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta cod u qaadaya Miisaaniyadda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Read More »

Baasaboorka Somaliland oo si rasmiya loogu tegi doono Imaaraadka Carabta

0 Visits: 104 | Saturday April 07, 2018 - 11:01:18
Hargeysa( Horseednews.com) Xukuumadda Imaaraadka Carabta ayaa ogolaatay in dalkeedu lagu soo galo Baasaboorka Somaliland.

Read More »

Ruushka oo ku hanjabay in Maraykanku ka shalayn doono cunaqabataynta uu kusoo rogay

0 Visits: 66 | Saturday April 07, 2018 - 10:42:23
Moscow (Horseednews.com) Xukuumada Ruushka ayaa sheegtay inay qaadi doonaan talaabooyin adag oo jawaab u ah cunaqabataynta uu saaray Maraykanku.

Read More »

Daawo: Guddomiyaha Jimciyada Sooyaal ee Mujaahidiintii S.N.M oo ka warbixiyey ku dhawaaqistii S.N.M

0 Visits: 33 | Saturday April 07, 2018 - 10:27:06
Halkan hoose ka daawo waraysigan

Read More »

Daawo: Barnaamij Tacsi ah oo loo qabtay Geeridii Hoboladii Weynayd Sahra Axmed Jaamac

0 Visits: 84 | Saturday April 07, 2018 - 10:17:15
Barnaamij Tacsi oo loo qabtay Hobaladii geeriyootay Sahra Axmed Jaamaca. Ka daawo halkan

Read More »

Raysal wasaaraha cusub ee itoobiya Aby Ahmed oo socdaalkiisii ugu horeeyay ku imanaya Magaalada Jigjiga.

0 Visits: 66 | Saturday April 07, 2018 - 10:06:21
Jigjiga(Horseednews.com) Raysal wasaaraha Cusub ee Itoobiya Aby Ahmed oo dhawaan loo doortay xilkaasi ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ee gudaha ku tegi doona maanta Magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida.

Read More »

Daawo: Xildhibaano Eedeeyn U jeediyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya

0 Visits: 40 | Friday April 06, 2018 - 22:35:38
Muqdisho (Horseednews.com) Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedayn u jeediyey Gudoomiyaha Baarlamanka Prof Jawaari. Xildhibaanadan oo ah kuwa dabada ka riixaya mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyenimada Jawaari ayaa sheegay in Mudane Jawaari uu ku tuntay sharciga iyo dastuurka u yaalla…

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Hadlay Aasaaskii SNM iyo Xuska 37 Aad Oo Hambalyo Diray

0 Visits: 187 | Friday April 06, 2018 - 18:44:16
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa uu dhambaal hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland iyo guud ahaan aas-aasayaashii ururkii SNM ee dhaqdhaqaaqa waddaniga

Read More »

Xubinta Ciyaaraha ee HCTV Arsenal Oo badisay iyo QOdobo kale

0 Visits: 85 | Friday April 06, 2018 - 18:40:15
Hargeysa (Horseednews.com) Xubinta Ciyaaraha ee HCTV Arsenal Oo badisay iyo QOdobo kale

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo tacsi U Diray Marxuum U Geeriyooday Gaadhi Ku Jiidhay Imaaraatka

0 Visits: 46 | Friday April 06, 2018 - 18:24:16
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa,

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo tacsi U Diray Marxuum Xasan Duse Oo ku Geeriyooday Hargeysa

0 Visits: 56 | Friday April 06, 2018 - 18:24:16
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu tacsi u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka,

Read More »

Daawo Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka Oo Ka Hadlay Dekeda iyo Saldhiga Milatari ee Dawlada Imaaraatka Ka Hirgalinayso somaliland

0 Visits: 68 | Friday April 06, 2018 - 18:22:16
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Safiirka Somaliland Ee Imaaraadka Baashe Cawil Cumar Oo Ka Hadlay Dekeda iyo Saldhiga Milatari ee Dawlada Imaaraatka Ka Hirgalinayso somaliland

Read More »

Daawo: Wafdi Ka Socda Uk Oo Kulan La Qaatay xubnaha wakiilada iyo Gudoomiyayaasha X,Ucid & Waddani

0 Visits: 66 | Friday April 06, 2018 - 13:59:57
Hargeysa (Horseednews.com) Wefdi ka socday dawladda ingiriiska oo kulamo la qaatay Xubno ka mida Golaha Wakiilada iyo Gudoomiyayasha labada xisbi mucaarad.

Read More »