Maqaallo

Daawo Wasiirka Diinta & Awqaafta Oo Furay Masjid Jaamaca Magaalada Gabiley

0 Visits: 96 | Tuesday March 27, 2018 - 18:18:00
Gabiley (Horseednews.com) Daawo Wasiirka Diinta & Awqaafta Oo Furay Masjid Jaamaca Magaalada Gabiley

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-Furay Mashruuc Lagu Dib Loogu Qaabaynayo Caasimada Hargeysa +Sawiro

0 Visits: 150 | Monday March 26, 2018 - 16:42:50
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay nidaamka casriyeyta Caasimada Hargeysa oo sahlaya hawlaha ay dawladda Hoose ee Hargeysi bulshada u qabato, isla-markaana lagu horumarinayo caasimadda Dalka.

Read More »

Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo si Faahfaasan Uga Hadlay Waxa Looga Baahanyahay Dawlada Hoose ee Hargeysa

0 Visits: 211 | Monday March 26, 2018 - 16:42:50
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay nidaamka casriyeyta Caasimada Hargeysa oo sahlaya hawlaha ay dawladda Hoose ee Hargeysi bulshada u qabato, isla-markaana lagu horumarinayo caasimadda Dalka.

Read More »

Gudoomiyaha Maxkamada Sare JSL "Muranada Dhulku Dalka Oo dhan Waa Caqabad Taala Garsoorka, Sharciyo Kala Duwan Iyo Isqabsi"

0 Visits: 89 | Monday March 26, 2018 - 16:42:50
Hargeysa (Horseednews.com) Gudoomiyaha Maxkamada Sare JSL Pro. Aadan Xaaji Cali Axmed Oo Ka Hadlay Barnaamijka Horumarinta iyo Qaabeynta Caasimada

Read More »

Akhri Khudbada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ujeediyey Labadda Gole

0 Visits: 157 | Sunday March 25, 2018 - 16:02:28
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi-25 March 2018 Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha labada Gole ee sharafta leh,

Read More »

Daawo Khudbada Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ujeediyey Labadda Gole

0 Visits: 131 | Sunday March 25, 2018 - 16:02:28
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi-25 March 2018 Shir-guddoonka iyo Mudanayaasha labada Gole ee sharafta leh,

Read More »

Halkan Ka Daawo Danyarta Ceelafwayn Kunool Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Maamulka Degmadaasi Iyagoo Siro Badana Daaha Kafayday

0 Visits: 73 | Saturday March 24, 2018 - 16:04:57
Halkan Ka Daawo Danyarta Ceelafwayn Kunool Oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Maamulka Degmadaasi Iyagoo Siro Badana Daaha Kafayday

Read More »

Sawiro: Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa Oo Kusoo Guryo Noqday safarkii Imaaraatka

0 Visits: 202 | Monday March 19, 2018 - 18:34:34
Hargeysa (Horseednews.com) Sawiro: Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa Oo Kusoo Guryo Noqday safarkii Imaaraatka

Read More »

Daawo Wasiirka Biyaha Somaliland iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Safarkii Weftiga Madaxweynaha Somaliland

0 Visits: 110 | Monday March 19, 2018 - 18:34:34
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Wasiirka Biyaha Somaliland iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Hadlay Safarkii Weftiga Madaxweynaha Somaliland

Read More »

Daawo Shirkii Golaha Wasiirada Somaliland Oo Qodobo Lagaga Soo Saaray

0 Visits: 419 | Thursday February 08, 2018 - 19:59:06
Hargeysa (Horseednews.com) Kal-fadhigii shanaad (5aad) ee ay yeeshaan golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-gudoominayey Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Oo xafiiskisa Ku Qaabiley Weftiga Ka Socda Unicef +Sawiro

0 Visits: 334 | Tuesday February 06, 2018 - 15:46:04
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefti uu hoggaaminayey wakiilka Hay'adda qaramada midoobay una xilsaaran horumarinta dhallaanka ee UNICEF u qaabilsan Somaliland iyo…

Read More »

Sawiro: "Ma jiro dal Afrika ah oo ay sidan oo kale isugu wada yimaadaan madaxweynihii, madaxweyneyaashii hore, kuwii SNM, xisbiyadii mucaaridka aha"

0 Visits: 545 | Saturday February 03, 2018 - 17:14:06
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweyne Muse Biixi Cabdi "Ma jiro dal Afrika ah oo ay sidan oo kale isugu wada yimaadaan madaxweynihii, madaxweyneyaashii hore, kuwii SNM, xisbiyadii mucaaridka aha"

Read More »

Daawo Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Ayaa Ka Hadlay Kharashka Dawlada Oo ladhimayo iyo beeraha iyo kaluunka Oo kor loo qaadayo

0 Visits: 2807 | Tuesday January 30, 2018 - 16:32:50
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Ayaa Ka Hadlay Kharashka Dawlada Oo ladhimayo iyo beeraha iyo kaluunka Oo kor loo qaadayo

Read More »

Daawo Suldaanka Guud ee Somaliland Oo joojiyey Shirka Garxajis ee hore Loo Shaaciyey

0 Visits: 194 | Tuesday January 30, 2018 - 16:32:50
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Suldaanka Guud ee Somaliland Oo joojiyey Shirka Garxajis ee hore Loo Shaaciyey

Read More »

Degdeg madaxweynaha Somaliland Oo magaabay Masuuliyiin Cusub Waa Kuwama Akhri

0 Visits: 327 | Monday January 29, 2018 - 14:32:41
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahay JSL/XM/WM/222-30/012018, uu ku magacaabay 11 masuul.

Read More »

Sawiro Madaxweyne Muse Biixi Oo Lugeeyey suuqyada Hargeysa

0 Visits: 349 | Wednesday January 24, 2018 - 18:32:35
Hargeysa (Horseednews.com) Sawiro Madaxweyne Muse Biixi Oo Lugeeyey suuqyada Hargeysa

Read More »

Daawo Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Dararwayne Ee Degmada Ceelafwayn Oo Beelo Walaalo Ah Dagaal Kudhexmaray

0 Visits: 188 | Tuesday January 23, 2018 - 17:44:31
Daawo Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Dararwayne Ee Degmada Ceelafwayn Oo Beelo Walaalo Ah Dagaal Kudhexmaray

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo jeediyey Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Jeediyey, Akhri Nuxurka Khudbada +Sawiro

0 Visits: 346 | Saturday January 20, 2018 - 17:03:26
Hargeys (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si ballaadhan oo faahfaahsan uga hadlay arrimo door ah oo ku wajahan ammaanka qaranka, gardarrada maamulka Muqdisho ku hayo gobollada bariga Somaliland, sicir-bararka, abaaraha iyo guud ahaan xaaladda guud…

Read More »

Waagii Cusbaa Ee Ubaryay Dhalinta JSL Iyo Dib Usoonaalantii Rajjada Bahwaynta Ku Abtirsata Qallinka{Gudoomiye Sharmaake Gelle}

0 Visits: 302 | Friday January 19, 2018 - 18:52:48
Waagii Cusbaa Ee Ubaryay Dhalinta JSL Iyo Dib Usoonaalantii Rajjada Bahwaynta Ku Abtirsata Qallinka{Gudoomiye Sharmaake Gelle}

Read More »

Sawiro Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtay

0 Visits: 331 | Thursday January 18, 2018 - 18:57:24
Haqrgeysa (Horseednews.com) Sawiro Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo laabtay

Read More »