Sports

Sawirada Real Madrid iyo Ronaldo oo jiiray kooxda Sevilla

0 Visits: 1426 | Sunday May 03, 2015 - 21:37:03
Sevilla (Horseednews.com) Real Madrid iyo Cristiano Ronaldo ayaa dardaray kooxda Sevilla waxaana ay ugu badiyee 3-2.

Read More »

Andres Iniesta" Pep Guardiola ma jirto wax aan macquul la aheyn

0 Visits: 471 | Friday May 01, 2015 - 23:00:12
Andres Iniesta ayaa u digay xiddigaha kooxdiisa iney is dhigtaan marka lugta koowaad ay la ciyaarayaan toddobaadka soo socda kooxda Bayern Munich.

Read More »

Petr Cech oo doortay inuu ku biiro Arsenal halka uu Liverpool aadi lahaa

0 Visits: 467 | Friday May 01, 2015 - 23:00:12
Hadii Petr Cech uu ka tagayo Chelsea waxaa la sheegay inuu aad u doonayo inuu ku biiro Arsenal halka uu Liverpool kamid noqon lahaa.

Read More »

Shaxda Rasmiga Ee Everton v Man United – Di Maria, Falcao Iyo Van Persie Oo Kursiga Keydka Fadhiya.

0 Visits: 472 | Sunday April 26, 2015 - 14:41:16
Tababare Louis van Gaal ayaa kulanka maanta ee Godison Park ku soo shirtagay Wayne Rooney gooldhaliyahiisa kaliya iyadoo Van Persie iyo Radamel Falcao ay kursiga keydka ku soo bilowdeen. Waxaana Rooney ka danbeeya oo caawinaya Young, Mata iyo Fellaini, halka Daley Blind iyo Herrara laga ciyaarsiinayo…

Read More »

Hordhac: Arsenal v Chelsea – Shan Sanno Ka Dib Gunners Gurigeeda Ma Kaga Badin Doontaa Blues. Wenger-se Guushiisii Ugu Horeysay Maka Gaari Doonaa Mourinho?

0 Visits: 686 | Sunday April 26, 2015 - 14:41:16
Kulanka: Arsenal v Chelsea Garoonka: Emirates Stadium Xilli ciyaareedkii hore: Arsenal 0-0 Chelsea Waqtiga: 6pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Mike Oliver

Read More »

Sunday Mirror: Real Madrid Oo 75 Milyan Ku Iibineysa Gareth Bale Taasoo War Wanaagsan U Ah Man United.

0 Visits: 447 | Sunday April 26, 2015 - 00:00:00
Wargeyska Sunday Mirror ayaa qoraya maanta in Real Madrid ay diyaar u tahay inay iska iibiso Gareth Bale iyagoo sheegaya in qiimaha ay Los Blancos ku dooneyso inay ku iibiso xiddiga reer Wales inay tahay 75 milyan ginni. Wargeyska ayaa sheegaya in warkaan uu rajo cusub gelinayo Manchester United kuwaasoo…

Read More »

Isku Aadka Semi finalka Champions League oo la sameeyay Barcelona vs Bayern Munich,Real Madrid

0 Visits: 495 | Friday April 24, 2015 - 14:46:15
Goordhow waxaa la soo gaba gabeeyay Isku Aadka Champions league wareegiisa Semi finalka waxaana ka soo baxay Isku Aad adag.

Read More »

Koobka Labaad ee Uerope Leugue Ayaa Isku Aadkiisa Afar Dhamaadka Lasoo Saaray

0 Visits: 522 | Friday April 24, 2015 - 14:46:15
Kooxda Napoli ayaa la ciyaari doonta Kooxda Dnipro,Halka ay Fiorentinakala ciyaaraysa kooxda koobka haysata ee Sevilla waxa la ciyaarayaa ciyaaraha hore May 6 iyo 14 halka magaalada warsaw lagu ciyaari doono finalka 27 may 2015

Read More »

Wax Walba Oo Aad U Baahan Tahay Inaad Ka Ogaato Afarta Kooxood Ee Isagu Soo Hartay Semi-finalka Champions League, Barcelona, Bayern Munich, Juventus & Real Madrid.

0 Visits: 601 | Thursday April 23, 2015 - 14:37:01
Juventus, Real Madrid CF, FC Barcelona iyo FC Bayern München ayaa isagu soo haray tartanka wareega afar dhamaadka Champions League. Juventus iyo Real Madrid xalayto ayay soo baxeen halka FC Barcelona iyo Bayern Munchen ay soo baxeen habeenkii talaadada, waxaana isku aad loo sameyn doonaa maalinta jimcaha…

Read More »

Chicharito oo semi finalka u diray Real Madrid iyo Juventus oo ilaashatay goolkeeda una soo baxday Semi Finalka SAWIRO+

0 Visits: 406 | Wednesday April 22, 2015 - 22:25:36
Javier Hernandez Chicharito gool uu dhaliyey dabayaaqadii kulanka Real Madrid iyo Atletico Madrid ayaa kooxdiisa gaarsiisay ineey iska xaadiriyaan semi finalka Champion League-ha.

Read More »

Carlo Ancelotti: Garoomada Talyaaniga Waa Faaruq, Taageeryaashoodana Waa Kuwe Aan Maskax Laheyn, Waligey Ku Laabanmaayo Italy ( Wareysi Dhameystiran)

0 Visits: 3359 | Monday April 20, 2015 - 15:23:32
Carlo Ancelotti ayaa ka tagay dalka talyaaniga sanadi 2009 markaas oo uu ka tagay shaqada kooxda AC Milan oo uu leylinaya mudo sideed sano ah isagoo markaa kula guuleystay laba Champions league iyo hal Seria A

Read More »

Rikooradii ay dhigeen toddobaadkan Real Madrid iyo Ronaldo

0 Visits: 488 | Monday April 20, 2015 - 15:23:32
Real Madrid ayaa toddobaadkan guul markale gaartay walina waxaa ay labo dhibcood ka dambeysaa kooxda hogaamineysa horyaalka ee Barcelona.

Read More »

Jose Mourinho oo Hazard bar bardhigay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo.

0 Visits: 508 | Monday April 20, 2015 - 15:23:32
Tababaraha kooxda Chelsea ayaa qaba Eden Hazard inuu kamid yahay seddexda laacib ee Adduunka ugu fiican waqtigan oo ay ku jiraan Lionel Messi and Cristiano Ronaldo. Daqiiqadii 38 aad ayuu Hazard u dhaliyay Chelsea toddobaadkan goolka guusha waxaana la rajeynayaa Axada soo aadan in loo magacaabo xiddiga…

Read More »

Siddeed waxyaabood oo laga bartay kulankii AC Milan iyo Inter Milan

0 Visits: 446 | Monday April 20, 2015 - 15:23:32
AC Milan iyo Inter Milan ayaa xalay isku garab dhacay kulankii la wada sugayay kaas oo ku dhamaaday 0-0. Rikoorada ciyaarta

Read More »

Real Madrid Oo Mushkilada Ay Ku Korodhay, Gareth Bale Oo Seegaya Madrid Derby & Mudada Uu Maqnaanaya Oo La Shaaciyay.

0 Visits: 385 | Monday April 20, 2015 - 15:23:32
Baaritaanadii saaka lagu sameeyay Gareth Bale ayaa muujinaya inuu dhaawac xun ka soo gaaray muruqa lugta bidix, waxaana la filayaa inuu garoomada ka maqnaado muddo labo ilaa iyo seddex isbuuc ah taasoo dhabarjab hor leh ku ah kooxda Real Madrid oo sidoo kale uu ka dhaawacmay Luka Modric. "Ka dib…

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Ee Kulanka Xiisaha Badan Ee Milan Derby Ee Inter Milan v AC Milan

0 Visits: 482 | Sunday April 19, 2015 - 22:00:31
Kooxaha ree Milan ee Inter Milan iyo AC Milan ayaa kulanka Milan derby geesaha iskula gali doona San Siro Stadium. Kulanka Milan derby ayaa ka mid ah kulamada horyaalka Talyaaniga ugu xiisaha iyo xamaasada badan laakiin xili ciyaareedkan ayay labada kooxood ku dhibtoonayaan horyaalka Serie A-da. Haddii…

Read More »

Nabadey:Liverpool oo ka hartay koobka FA Cup xili Aston Villa ay wajihi doonto Arsenal+sawiro

0 Visits: 459 | Sunday April 19, 2015 - 22:00:31
Kooxda Aston Villa ayaa u soo baxday Finalka FA Cup kadib markii ay Liverpool si lama filaan ah galabta ku reebtay. Philippe Coutinho ayaa daqiiqadii 30 aad u dhaliyay gool laakiin waxaa ka bar bareeyay Christian Benteke 36 daqiiqo. Qeybta labaad Liverpool waxaa ka dhaliyay goolka looga badiyay Fabian…

Read More »

Eden Hazard ,David de Gea iyo Sanchez oo hogaaminaya Musharaxiinta isugu soo hartay Abaalmarinta xiddiga sanadka

0 Visits: 934 | Friday April 17, 2015 - 23:33:02
Xidigaha liiskan ka soo muuqday waxaa kamid ah David de Gea, , Diego Costa , Harry Kane, Eden Hazard, Philippe Coutinho iyo Alexis Sanchez.

Read More »

Rug Cadaagii Ronaldo Soo Rogaal Celi – Cristiano Ronaldo Oo Rikoor Shaqsi Ah Dhigay Maanta Ka Dib Xasuuqii Real Madrid Ee Granada.

0 Visits: 388 | Sunday April 05, 2015 - 15:12:58
Hargeysa (Horseednews.com) Cristiano Ronaldo ayaa shan gool dhaliyay hal kulan gudaheed markii ugu horeysay waayahiisa ciyaareed iyadoo Real Madrid ay goor dhaweyd 9-1 ku xasuuqday kooxda Granada.

Read More »

Hazard, Sanchez & Aguero Oo Hogaaminaya Kooxda Ilaa Iyo Haatan Ugu Fiican Premier League Ee Qiimeynta Shabakada Istaatistikada Whoscored.

0 Visits: 349 | Wednesday April 01, 2015 - 14:42:38
Iyadoo horyaalka Premier League uu ku dhow yahay inuu gaaro meeshiisii ugu xiisaha badneyd, waxaan eegeynaa istaatistikada ciyaartoydii ugu fiicnaa ee xilli ciyaareedkan 2014-15.

Read More »