Maqaallo

Sawiro : Wasiirada Xukuumada Somaliland Oo Go'aamo Adag Oo Heer Madaxweyne ah Kasoo Saaray Colaada Ceel afweyn

0 Visits: 232 | Saturday July 22, 2017 - 21:54:01
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka mid ahaa xubno wasiir ah oo ka tirsan Xukuumadda Somalian doo maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta miiska saraakiisha ee Ciidanka qaranka ayaa ka hadlay xaalada colaadeed eek a taagan Deegaano hoos yimaado Ceel-afweyn.

Read More »

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ayaa Digreeto Ku Magacabay Gudoomiye Degmo Oo Xibiga Katirsan, WAa Degmadee Akhri

0 Visits: 299 | Saturday July 22, 2017 - 21:54:01
Hargeysa (Horseednews.com) Waxaan digreeto Guddoomiye ku magcaabay maamulka xisbiga KULMIYE ee degmada Cadaadlay ee Gobolka Maroodi-jeex kadib:-

Read More »

Daawo + Sawiro: Xisbiyada Qaranka ee Somaliland Ayaa Siwada Jir ah Baaq Nabadeed Ugu Diray Belaha Ku Dagaalamay Dararweyne

0 Visits: 235 | Saturday July 22, 2017 - 19:11:45
Hargaysa (Horseednews) Daawo + Sawiro: Xisbiyada Qaranka Somaliland Ayaa Siwada Jir ah Baaq Nabadeed Ugu Diray Beelaha Ku Dagaalamay Dararweyne ee Degmada Ceeelafweyne

Read More »

Daawo Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Wadahadalada Somaaliland Iyo Soomaaliya iyo Nidaamka Federaalka ee Dalkaasi Sidoo Kale Waxay Ka Hadashay Xafiiskoodii Hargeysa

0 Visits: 201 | Friday July 21, 2017 - 23:56:51
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Midawga Yurub Oo Ka Hadlay Wadahadalada Somaaliland Iyo Soomaaliya iyo Nidaamka Federaalka ee Dalkaasi Sidoo Kale Waxay Ka Hadashay Xafiiskoodii Hargeysa

Read More »

Daawo Gudoomiyaha Gudida Gar addag Oo Baaq U Diray Beelaha Colaadu Ku Dhexnmartay Darar Wayne

0 Visits: 170 | Friday July 21, 2017 - 23:56:51
Burco (Horseednews.com) Daawo Gudoomiyaha Gudida Gar addag Oo Baaq U Diray Beelaha Colaadu Ku Dhexnmartay Darar Wayne

Read More »

Daawo Xukuumada Somaliland Oo Ciidamada Xoogan Dhigtay Deegaanka Dararweyne Ee Ay Ku Dagaalameen Beeluhu

0 Visits: 263 | Friday July 21, 2017 - 23:56:51
Ceel Afweyn (Horseednews.com) Daawo Xukuumada Somaliland Oo Ciidamada Xoogan Dhigtay Deegaanka Dararweyne Ee Ay Ku Dagaalameen Beeluhu

Read More »

Daawo Waxgaradaka Gobolka Awdal Oo Duray Kana Hadlay Siyaasiyiin Shalay Waddani Ku Biiray

0 Visits: 206 | Friday July 21, 2017 - 23:56:51
Borama (Horseednews.com) Daawo Waxgaradaka Gobolka Awdal Oo Duray Kana Hadlay Siyaasiyiin Shalay Waddani Ku Biiray

Read More »

Daawo Masuul Wadani Katirsana Oo ay hore U SHeegeen In La Xidhay Oo Iska Casilay iyadoo Ay Wehelinayeen Masuuliyiin kale Gobolka Togdheer

0 Visits: 201 | Friday July 21, 2017 - 23:56:51
Burco (Horseednews.com) Daawo Masuuliyiin Saluugay Xisbigii Wadani Oo Iska Casilay ee Xilal Ay Ka Hayeen Kana Hadlay Sababta

Read More »

Sawiro: Maamulka Iyo Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ee Wadanka Holland Oo Shirar Dardar Galin Hawlaha Xisbiga ah Qabsaday

0 Visits: 221 | Friday July 21, 2017 - 23:24:43
Rotterdam (Horseednews.com) - Kulan ay isugu yimaadeen xubnaha Golaha Dhexe iyo Guddiga Fulinta ee laanta xisbiga KULMYE ee dalka Holland,

Read More »

Daawo Gudida Doorashooyinka Somalilland Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeer Jabintii Kulmiye Iyo Waddani

0 Visits: 119 | Thursday July 20, 2017 - 21:33:43
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Gudida Doorashooyinka Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeer Jabintii Kulmiye Iyo Waddani

Read More »

Daawo Guddoomiyaha Waddani Oo Baaq U Diray Beelaha Ku Dagaalamaya Darar Wayne ee Degmada Ceel Afweyn

0 Visits: 116 | Thursday July 20, 2017 - 21:31:43
Ceelafweyn (Horseednews.com) Daawo Guddoomiyaha Waddani Oo Baaq U Diray Beelaha Ku Dagaalamaya Darar Wayne ee Degmada Ceel Afweyn

Read More »

Daawo HCTV 5 Ruux Oo Ku Geeriyooday Dagaal Beeleed Ka Dhacay Ceel Afwayn

0 Visits: 116 | Thursday July 20, 2017 - 21:30:43
Ceelafweyn (Horseednews.com) Daawo HCTV 5 Ruux Oo Ku Geeriyooday Dagaal Beeleed Ka Dhacay Ceel Afwayn

Read More »

Daawo Musharaxa Muuse Biixi Oo Bulshada Gobolada Togdher iyo maroodi Jeex Ugu Baaqay Qaadashada Kaadhka Codbixinta

0 Visits: 250 | Thursday July 20, 2017 - 15:15:44
Hargeysa (Horseednews.com) Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah uga qaatay kaadhkiisa codbixinta doorashooyinka xarunta hay'adda shaqaalaha dawladda maanta.

Read More »

Sawiro: Golaha Wasiirada Xukuumada Somaliland Oo Ansixiyey Xeerar Cusub

0 Visits: 232 | Thursday July 20, 2017 - 15:04:00
Hargeysa (Horseednews.com) Kulankii Golaha wasiiradu khamiista ku yeelan jireen qasriga madaxtooyada Somaliland oo tirsigiga kalfadhigiisu ahaa 222aad maanta oo ay taariikhdu tahay 20.07.2017 oo uu shir gudoominayey madaxweynaha qaranka

Read More »

Sawiro: Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga Kulmiye Oo Qaatay Kaadhka Codbixinta Doorashada

0 Visits: 351 | Thursday July 20, 2017 - 15:04:00
Hargeysa (Horseednews.com) Guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah uga qaatay kaadhkiisa codbixinta doorashooyinka xarunta hay'adda shaqaalaha dawladda maanta.

Read More »

Madaxweynaha Somaliland Oo Magaacabay Labo Degmo Oo Cusub, Akhri Goboladee Loo Kodhiyey?

0 Visits: 426 | Thursday July 20, 2017 - 15:04:00
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu xeer Madaxweyne oo summadeedu tahayJSL/M/XERM/249-4911/072017uu ku magacaabay laba degmo.

Read More »

Daawo Musharaxa Kulmiye Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Ka HAdlay Qoryaashiis Shaqo Abuurka Dhalinyarada Mar Uu La Hadlayay Bulshooyinka Ku Dhaqan G.Saaxil

0 Visits: 206 | Wednesday July 19, 2017 - 14:31:29
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Musharaxa Kulmiye Ee Doorashada Madaxtooyada Oo Ka HAdlay Qoryaashiis Shaqo Abuurka Dhalinyarada Mar Uu La Hadlayay Bulshooyinka Ku Dhaqan G.Saaxil

Read More »

Daawo Muuqaal Yaab Leh Soo Dhaweyntii Balaadhan Ee Reer Hargeysa Ku Qaabileen Musharaxa Muuse Biixi Cabdi

0 Visits: 178 | Wednesday July 19, 2017 - 14:31:29
Hargeysa (Horseednews.com) Daawo Muuqaal Yaab Leh Soo Dhaweyntii Balaadhan Ee Reer Hargeysa Ku Qaabileen Musharaxa Muuse Biixi Cabdi

Read More »

Sawiro: Madaxweynaha Somaliland Oo Qaatay kaadhka Codbixinta Doorashada Madaxtooyada

0 Visits: 234 | Tuesday July 18, 2017 - 23:54:58
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xarunta hay'adda shaqaalaha Dawladda u tegay qaadashada kaadhka codbixinta

Read More »

Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Ka hadlay Aas Marxuum Xildhibaan Xamse Maxamed Gaadaweyne Sawiro +Muuqaal

0 Visits: 163 | Tuesday July 18, 2017 - 23:54:32
Hargeysa (Horseednews.com ) Madaxweyne ku xigeenkaJamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Saylici iyo Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay aas qaran oo maanta Hargeys loogu samaayey marxuun Xildhibaan Xamse Maxamed Gaadaweyne.

Read More »