Sports

Ciyaaryahanka Mo Farah Oo Ku Guulaystay Bilad Cusub Oo 10,000Km Ah.

0 Visits: 506 | Sunday August 23, 2015 - 14:12:46
Ciyaaryahanka Reer Somaliland ee Briteshka ah ee Mo Faarax ayaa ku guulaystay biladii ugu horaysay oo dahab ah oo Britain ay hesho orodka ciyaaraha adduunka 10,000m ee ka socda magaalada Beijing ee dalka Shiinaha.

Read More »

Lix waxyaabood u daawo kulanka dhexmaraya maanta Real Madrid iyo AC Milan

0 Visits: 448 | Thursday July 30, 2015 - 14:31:59
AC Milan iyo Real Madrid ayaa ciyaaraya maanta saacada marka ay tahay 3:00 galabnimo Kulankan ayaa ka dhacaya maanta oo Khamiis Shanghai waana tartanka

Read More »

Arsene Wenger oo rajo ka qaba Barcelona inuu kala soo wareego Sergio Busquets

0 Visits: 473 | Thursday July 30, 2015 - 14:31:59
Sergio Busquets ayaa kamid ah xiddigaha tababare Arsene Wenger uu rabo inuu si lama filaan ula soo wareego xagaagan inta uusan suuqa kala iibsiga xermin

Read More »

Van Persie: Dhibaato uma arko inaan ka tegay Manchester United

0 Visits: 465 | Wednesday July 15, 2015 - 17:03:46
Robin Van Persie ayaa ku adkaystay inuusan ka xumeyn inuu ka tegay Manchestern United. Waxaa uu gaaray Turkiga oo uu ku biiray kooxda Fenerbahce kaddib markii si rasmi ah loo soo dhamaystiray inuu u wareego kooxdaasi.

Read More »

Magacyada Afar daafac oo laga yaabo iney Real Madrid u badalaan booska Sergio Ramos

0 Visits: 542 | Friday June 26, 2015 - 23:26:37
Sergio Ramos ayaa ka tagaya sanadkan kooxda Real Madrid waxaana wadadiisa ay tahay kooxda Manchester United.

Read More »

Messi, Mascherano, Alves, Neymar ama Bravo oo Midkood Rikoorka Abid kubada cagta sameynkara

0 Visits: 502 | Friday June 26, 2015 - 23:26:37
Dhamaadka sanadkan 2015 xiddigaha kala ah Messi, Mascherano, Alves, Neymar ama Bravo ayaa sameyn doona rikoorka ah xiddigii ugu horeeyay Abid ku guuleysta hal xili ciyaareed 7 koob.

Read More »

Wax waliba oo aad ugu baahantahay kulanka Colombia iyo Argentina,Yaa Semi finalka u gudbi doona

0 Visits: 461 | Friday June 26, 2015 - 23:26:37
Midkood ayaa la rajeynayaa Colombia iyo Argentina inuu seddexeeyo Peru iyo Chile oo sii bukintay wareega Semi finalka Coppa America inuu kula biiro caawa.

Read More »

Cristiano Ronaldo oo mucjisadiisii seddexleyda ku soo bandhigay tartanka Euro 2016

0 Visits: 633 | Sunday June 14, 2015 - 14:51:35
Portugal ayaa wali guruubkooda hogaanka u haya kadib markii ay kaga badiyeen Armenia seddex gool uu dhaliyay gool magafe Cristiano Ronaldo.

Read More »

Goolkii Aaron Ramsey ee Gala oo loo doortay goolka sanadka Arsenal

0 Visits: 448 | Saturday June 13, 2015 - 22:13:10
Aaron Ramsey ayaa ku guuleystay xiddiga goolka ugu fiican xili ciyaareedkii 2014-15 u dhaliyay Gunners. Taageerayaasha Arsenal ayaa u codeeyay Ramsey goolkii uu ka dhaliyay kooxda Galatasaray Champions league kan ugu fiican. Kubad dhulka iyo cirka dhexdeeda ku jirta ayuu Ramsey ka tuuray meel 30 yards…

Read More »

Silvio Berlusconi"AC Milan seddex weeraryahan la hubo ayaa ku soo biireysa

0 Visits: 492 | Saturday June 13, 2015 - 22:13:10
Madaxweynaha AC Milan Silvio Berlusconi ayaa ku ku raja weyn Jackson Martinez inuu kaga soo biirayo kooxda FC Porto,sidoo kalana ay eegayaan labo weeraryahan oo kale.

Read More »

Barcelona beats Juventus to claim fifth European soccer crown

0 Visits: 607 | Sunday June 07, 2015 - 14:29:15
BERLIN — Barcelona defeated Juventus, 3-1, in the UEFA Champions League final on Saturday, its fourth victory in the tournament in the past 10 years.

Read More »

FIFA oo Dib u Dooratay Sepp Blatter

0 Visits: 465 | Saturday May 30, 2015 - 14:59:05
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha FIFA Sepp Blatter ayaa markii 5aad dib loo doortay, doorasho maanta ay ka qeybgaleen shirweynaha xubnaha xiriirka FIFA.

Read More »

Ryan Giggs Iyo Nicky Butt Oo Kula Taliyay Louis Van Gaal Inuu Fursad Siiyo Ciyaartooyda Da'yarta Ah Ee Kooxda Ka Hor Inta Uusan Lacag Kale Qarash Gareynin

0 Visits: 353 | Sunday May 10, 2015 - 14:56:02
Manchester United macalinkeeda Louis van Gaal ayaa lugla taliyay inuu fursad siiyo ciyaartooyda da'yarta ee kooxda kadib wada hadalo khaas ah oo uu la yeeasha kaaliyihiiisa Ryan Giggs iyo tababaraha da'yarta ee Nicky Butt, waxayana kula taliyeen in kulanka Hull City ay la ciyaarayn uu fursad…

Read More »

Wakiilkiisa: Gareth Bale Ayaa Ka Fiicanaan doona Cristiano Ronadlo Hadii Ay Asxaabtiisa Kooxda Fahmaan Oo Ay Kuabada Si Fiican Ula CIyaaraan

0 Visits: 335 | Sunday May 10, 2015 - 14:56:02
Sida uu qabo wakiilka xidiga reer Wales iyo kooxda Real Madrid ee Gareth Bale xidgaan ayaa ka fiican dhamaan xidigaha kale ee Real Madrid oo uu ku jiro laacibka heysta abaalmarinta xidiga ugu fiican caalamka ee Ballon D'or ee Cristiano Ronaldo Bale ayaa eedeymo badan la kulmayay waayadii u danbeeyay…

Read More »

DAAWO SAWIRADA :- Floyd Mayweather oo ku guuleystay Tartanka Feerka Qarniga

0 Visits: 518 | Sunday May 03, 2015 - 21:37:03
Lasvigas (Horseednews.com) Tartankii feerka ee sida aad ah loo wada sugayay ayaa waxaa uu goor dhow oo saqdii dhexe ee saacada Mareykanka waxaa uu ku soo gaba gaboobay magaalada Las Vegas.

Read More »