Wareysi

Dhegeyso: Madaxweyne Ku xigeenka oo Ka Hadlay Shir lagu falan-qeynayay mashruuca GPLG ee D/Hoose ee dalka

Hits: 19 | Thursday October 31, 2013 - 23:13:28
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula yeeshay Mayarrada magaalooyinka dalka qaarkood, waxana lagaga wada hadlay natiijooyinkii ka soo baxay barnaamijkii maamul daadejinta Gobolada iyo degmooyinka ee mudada socday iyo sidii loo sii wadi lahaa mustaqbalka.

Click here to listen »

DHEGAYSO: Khudbadii madaxweynaha Somaliland Axmed Silanyo iyo Munaasibadda Ciidul Adxa oo si weyn looga Oogay dalka Iyo Khudbadii madaxweynaha

Hits: 24 | Wednesday October 16, 2013 - 14:24:17
DHEGAYSO: Khudbadii madaxweynaha Somaliland Axmed Silanyo iyo Munaasibadda Ciidul Adxa oo si weyn looga Oogay dalka Iyo Khudbadii madaxweynaha

Click here to listen »

Dhegeyso Salaadiinta Somaliland “Waxaan idiin sheegaynaa in nimankaasi ay aanu waxba la’aan kala kulanay. Laakiin madaxweynuhu ergo kasta iyo wax kasta oo aanu ula tagnay wuu naga yeelay”

Hits: 26 | Sunday August 04, 2013 - 14:35:28