Maqaallo

Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Mustaqbalkiisa, Tababare Mourinho Iyo Abaalmarinta Ballon d’Or.

0 Visits: 414 | Wednesday June 06, 2012 - 22:53:16
Xiddiga kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu ciyaaraha kaga fariisto Santiago Bernabeu. 27 jirkaan ayaa jabiyay rikoorka suuqa kala iibsiga markii uu Madrid ku soo biiray 2009kii, isagoo 94 milyan euro kaga soo wareegay kooxda Manchester United.

Read More »

Arsene Wenger: Portugal Waxa Ay Noqon Karaan Xul Dadka Ka Yaabsada Ciyaaraha Euro 2012.

0 Visits: 432 | Tuesday June 05, 2012 - 15:21:07
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa aaminsan in Portugal ay heystaan ciyaaryahano ka soo saari kara group-ka dhimashada ee Group B islamarkaana u sii qaadi kara wareegyada kale ee Euro 2012, Xulka Pual Bento ayaa waxa ay Group B kula jiraan Germany, Netherlands iyo Denmark, inkastoo ay group-ka…

Read More »

Manchester United Oo Ku Dhawaaqday Heshiis Ay Kula Soo Wareegeyso Shinji Kagawa.

0 Visits: 364 | Tuesday June 05, 2012 - 15:12:41
Manchester United ayaa xaqiijisay inay heshiis la gaartay kooxda Borussia Dortmund oo ku aadan kubadsameeye Shinji Kagawa, Xiddiga reer Japan oo 23 jir ah ayaa 14 milyan ginni ugu biiri doono Red Devils ka dib marka uu u maro tijaabada caafimaadka islamarkaana uu helo ogolaanshaha shaqo.

Read More »

Taliyaha Booliska oo ka hadlay Dilal ka dhacay Hargeysa iyo dad loo qabtay

0 Visits: 389 | Monday June 04, 2012 - 22:36:38
Hargeysa (HORSEEDNEWS)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland C/Laahi Fadal Iimaan ayaa maanta faah faahin ka bixiyay hawl galo ay sameeyeen Ciidanka Boolisku habeenadii u danbeeyay.

Read More »

MADAXWEYNE AHMED SIILANYO WUU KU MAHAD SAN YAHAY INUU INA SANGOORE CAYDHIYO by M Jama

0 Visits: 405 | Monday June 04, 2012 - 16:18:34
dhawaan waxaa saxaafadu soo warisay in madaxweyne siilanyo mudane sangoore oo ku magacownaa safiirka somaliland ee london laga xayuubiyay xilkii uu isagu sidaan hoos ahaan u maqlay markii horeba yidhi khasab waa in la iiga dhigaa,ilaa uu maxamed kaahin oday siilanyo culayska saaray si loogu magacabo…

Read More »

Somaliland chief remembers start of Queen's reign

0 Visits: 434 | Sunday June 03, 2012 - 19:54:52
Somaliland's chief of chiefs became a tribal leader 12 years before Queen Elizabeth II assumed the throne and he has clear memories of the day she was crowned

Read More »

Man United Oo Loo Sheegay Inay Bixiyaan £72 Milyan Hadii Ay Doonayaan Modric, Baines Iyo Tiote.

0 Visits: 421 | Sunday June 03, 2012 - 19:15:06
Manchester United ayaa loo sheegay inay bixiyaan 72 milyan oo ginni hadii ay doonayaan inay soo xero geliyaan xagaaga ciyaaryahanada kala ah Luka Modric, Leighton Baines iyo Cheick Tiote, sida ay daabacday jariirada Mail on Sunday.

Read More »

DHAMMAAN XUBNAHANI WAXA AY TACSI U DIRAYAAN DHAMMAAN UMADA REER SOMALILAND GAAR AHAAN EHELADII IYO ASXAABTII UU KABAXAY MARXUUN ISMAACIIL X. CABDI DUCAALE OO SHIL BAABUUR KU GEERIYOODAY

0 Visits: 456 | Sunday June 03, 2012 - 19:11:16
INAALILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. DHAMMAAN XUBNAHANI WAXA AY TACSI U DIRAYAAN DHAMMAAN UMADA REER SOMALILAND GAAR AHAAN EHELADII IYO ASXAABTII UU KABAXAY MARXUUN ISMAACIIL X. CABDI DUCAALE OO SHIL BAABUUR KU GEERIYOODAY 03/06/2012. XUBNAHA TACSIDA DIRAAYA:

Read More »

Badhasabkuxigeenka Gobolka Togdhreer Maxaed Maxmud Yusuf(Ubaxle) iyo Xoghayaha Dawladda Hoose ee Burco Adan Cali Saalax waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan weriye Xamse Cali Bulbul

0 Visits: 748 | Sunday June 03, 2012 - 18:56:32
Badhasabkuxigeenka Gobolka Togdhreer Maxed Maxmud Yusuf(Ubaxle) iyo Xoghayaha Dawladda Hoose ee Burco Adan Cali Saalax waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan weriye Xamse Cali Bulbul

Read More »

Luis Nani Oo Shaki Geliyay Mustabalkiisa Kooxda Manchester United.

0 Visits: 461 | Saturday June 02, 2012 - 22:23:38
Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara Manchester United Nani ayaa shaki geliyay mustaqbalkiisa kooxda, iyadoo ay haatan socdaan wadahadalo heshiiska loogu kordhinayo 25 jirkaan ayaa shan sanno ku qaatay Old Trafford tan iyo intii uu kaga soo biiray Sporting Lisbon 2007dii,

Read More »

AC Milan Iyo Chelsea Oo Ku Dagaalamaya Saxiixa Tababare Pep Guardiola.

0 Visits: 447 | Saturday June 02, 2012 - 22:07:03
Pep Guardiola ayaa muddo sannad ah fasax ka qaadan doona shaqada kubada cagta, lakiin waxaa lagu soo waramayaa in Chelsea iyo Milan ay ku dagaalamayaan saxiixa tababarihii hore ee Barcelona sannadka 2013ka.

Read More »

Waxaa halkaan Tacsi tiiraanyo leh ka diraya anigoo ah Mustafe cabdi cartan iyo dhamaan jaaliyada reer somaliland ee ku dhaqan magaalada Toronto ee dalk Canada waxaan tacsi Tiiraanyo leh udireynaa Wariye Xamse Cali Bul Bul

0 Visits: 472 | Saturday June 02, 2012 - 22:03:22
Walaalayaal waan idin salaamay dhammaantiinbba,waxaan idinka soo tacsiyadaynayaa geerida marxum Cali Axmed Bulbul. Tacsidaas , waxaa kale oo aad iga gaadhsiisaan walaalkeen Xamse,ilaahay samir iyo imaan ha innaga siiyo dhammaanteenbba,marxuumkana naxariistii janno fardwasa ha ka waraabiyo,aamin.

Read More »

Waxaan taageero buuxda u dirayaa wafdida ka qayb gashay shirka Turkey by Suleiman Aden Dheere

0 Visits: 408 | Saturday June 02, 2012 - 21:44:35
Aniga oo ah qurba joogta Somaliland; Waxaan taageero buuxda u dirayaa wafdida ka qayb gashay shirka Turkey ga. Ka qayb galkan oo keeni kara dhaqaale, isla markaa na xoojina qadiyada gooni isu taaga Somaliland. ´Nin aan hadlin habar tiina wax ma siiso´

Read More »

Brendan Rodgers Oo Si Rasmi Ah Loogu Magacaabay Tababaraha Kooxda Liverpool.

0 Visits: 461 | Saturday June 02, 2012 - 00:17:00
Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in tababare Brendan Rodgers inuu yahay tababarahooda cusub kaasoo shaqada ka bedeli doona tababarihii la ceyriyay Kenny Dalglish. Shir jaraa'id oo ay goordhow qabteen madaxda Liverpool iyo tababaraha cusub ayaa lagu soo bandhigay

Read More »

Brendan Rodgers Oo Si Rasmi Ah Loogu Magacaabay Tababaraha Kooxda Liverpool.

0 Visits: 459 | Saturday June 02, 2012 - 00:16:47
Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in tababare Brendan Rodgers inuu yahay tababarahooda cusub kaasoo shaqada ka bedeli doona tababarihii la ceyriyay Kenny Dalglish. Shir jaraa'id oo ay goordhow qabteen madaxda Liverpool iyo tababaraha cusub ayaa lagu soo bandhigay

Read More »

Jose Mourinho Oo Ku Faraxsan In Saaxiibkiisa Bredan Rodgers Loo Magacaabo Macalinka Liverpool.

0 Visits: 441 | Saturday June 02, 2012 - 00:11:41
Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa ku taageeray saaxiibkiisa Brendan Rodgers inuu qabto shaqada kooxda Liverpool Rodgers, ayaa saaka oo jimce ah la filayaa in si rasmi ah loogu dhawaaqo inuu yahay macalinka cusub ee Reds ka dib markii Liverpool

Read More »

China Horn Group waa shirkad weyn oo caalimiya oo haysata aqoonsiga dhismaha

0 Visits: 394 | Wednesday May 30, 2012 - 21:33:13
Shirkada Chine Horn Group waa shirkad caalamiya kuna guulaysatey dib-u-dhiska iyo casriyaynta madaarka caalamiga ah ee Igal International Airport ee magaalada Hargeysa, dhismahan oo ay ku baxayso lacag ka badan afar malyan oo Doolarka maraykenka ah.

Read More »

Man United Iyo Borussia Dortmund Oo Lagu Soo Waramayo Inay Ka Heshiiyeen Saxiixa Kagawa.

0 Visits: 460 | Tuesday May 29, 2012 - 17:59:27
Kagawa ayaa Dortmund ugu fadhiya kaliya 350 kun Euro markii uu kaga soo biiray kooxda Cerezo Osaka xagaagii 2010. Xilli ciyaareedkan 23 jirkaan waxa uu dhaliyay 16 gool waxaana uu caawiye ka ahaa 10 gool.

Read More »

Somaliland democratization process by nageeye cali khaliif

0 Visits: 1179 | Tuesday May 29, 2012 - 15:57:59
Known as Somaliland protectorate during almost 80yrs of British rule; the republic of Somaliland gained its independence from Britain 26june1960 and un-conditionally joined former Italian Somaliland

Read More »

Eden Hazard Oo Lagu Wado Inuu Maanta Gelinka Danbe Ku Dhawaaqo Kooxda Uu Ku Biirayo.

0 Visits: 405 | Monday May 28, 2012 - 16:24:34
Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay ugu cadcadahay saxiixa ciyaaryahanka, halka sidoo kalena labada Manchester ay ku jiraan tartan adag. Kooxdii la soo wareegta seddexdaan koox ee ciyaaryahanka ku tartameysa waxaa la filayaa inay bixin doonto 25 milyan ginni, iyo mushaharkiisa oo todobaadkii ah 170…

Read More »