Share with your friends via email

Sawiro : Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Xus Ballaadhan Oo Loo Sameeyey Maalinta Dhiraynta Somaliland

Hargeysa (Horseednews.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay xus ballaadhan oo loo sameeyey maalinta dhiraynta Somaliland oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka Bisha Afraad(April)-2018.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip