Share with your friends via email

Sawiro: Madaxweynaha Somaliland Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Marxuum Xildhibaan Ibraahim Kacaan

Hargeysa 10-04-2018- (Horseednews.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qayb-galay aas qaran oo maanta loo sameeyey marxuum xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe (Ibraahim Kacaan)

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip