Baasaboorka Somaliland oo si rasmiya loogu tegi doono Imaaraadka Carabta

0
Saturday April 07, 2018 - 11:01:18 in by Abdisalan Salah
  • Visits: 117
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baasaboorka Somaliland oo si rasmiya loogu tegi doono Imaaraadka Carabta

    Hargeysa( Horseednews.com) Xukuumadda Imaaraadka Carabta ayaa ogolaatay in dalkeedu lagu soo galo Baasaboorka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa( Horseednews.com) Xukuumadda Imaaraadka Carabta ayaa ogolaatay in dalkeedu lagu soo galo Baasaboorka Somaliland. Xukuumadda Somaliland ayaa hore u shaacisay inay Xukuumadda Imaaraadka kala hadleen sidii Baasaboorka Somaliland loogu geli lahaa dalkooda, iyagoo sheegay inay u balanqaadeen arintaasi. Xidhiidhka ka dhexeeya Somaliland Iyo UAE ayaa soo fiicnaanayey sanadihii u danbeeyay, iyadoo dhawaana Xukuumadda Somaliland kaga qaybgeli doonto Wadankaasi shir heer caalami ah oo ay kasoo qayb galayaan 140 dal oo caalamka. Iyado Somaliland loogu soo casuumay shirkaasi si lamid ah dalalkaasi ka qaybgalaya. Si kastaba ha ahaatee, ogalaanshaha Imaaraadka ee Baasaboorka Somaliland ayaa ah fursad weyn oo usoo korodhay bulshada reer Somaliland maadaama Imaaraadku yahay dal dhaqaale leh islamarkaana laga heli karo fursado shaqo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip