Golaha Wakiilada oo maanta cod u qaadaya Miisaaniyaddii ugu horeysay ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi

0
Saturday April 07, 2018 - 11:14:03 in by Abdisalan Salah
  • Visits: 70
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wakiilada oo maanta cod u qaadaya Miisaaniyaddii ugu horeysay ee Xukuumadda Madaxweyne Biixi

    Hargeysa (Horseeednews.com) Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta cod u qaadaya Miisaaniyadda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseeednews.com) Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta cod u qaadaya Miisaaniyadda Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Golaha ayaa hore warbixin ugu dhagaystay Wasiirka Maaliyadda, iyadoo sidoo kalena ay xildhibaanadu soo lafa gureen muddo todobaad ku dhaw. Miisaaniyaddan ayay hore u ansixiyeen Golaha Wasiirada. Xukuumadda Madaxweyne Biixi ayaa lagu wadaa inay qorshaheeda waxqabad si rasmiya u bilawdo kadib dhamaystirka hawlaha Miisaaniyadda la xidhiidha.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip