Raysal wasaaraha cusub ee itoobiya Aby Ahmed oo socdaalkiisii ugu horeeyay ku imanaya Magaalada Jigjiga.

0
Saturday April 07, 2018 - 10:06:21 in by Abdisalan Salah
  • Visits: 75
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal wasaaraha cusub ee itoobiya Aby Ahmed oo socdaalkiisii ugu horeeyay ku imanaya Magaalada Jigjiga.

    Jigjiga(Horseednews.com) Raysal wasaaraha Cusub ee Itoobiya Aby Ahmed oo dhawaan loo doortay xilkaasi ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ee gudaha ku tegi doona maanta Magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jigjiga(Horseednews.com) Raysal wasaaraha Cusub ee Itoobiya Aby Ahmed oo dhawaan loo doortay xilkaasi ayaa socdaalkiisii ugu horeeyay ee gudaha ku tegi doona maanta Magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida. Aby Ahmed ayaa kulamo la yeelan doono waxgaradka iyo madaxda dawlad deegaanka soomalida. Socdaalkan ayaa la rumaysan yahay inuu meesha ka saaari doono saska ay ka qaaday Soomalida itoobiya xukunka ay qabsadeen Oramadu, iyagoo dhawr jeer isku dhacyo dhex mareen. Raysal wasaare Aby ayaa bilaabaya socdaalkan isagoo aan wali dhisin xukuumadiisa cusub. Soomalida ayaa ah Qoomiyadda sadexaad ee ugu badan Itoobiya kadib Oramada iyo Amxaarada.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip