![]() Daawo: Xildhibaano Eedeeyn U jeediyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho (Horseednews.com) Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedayn u jeediyey Gudoomiyaha Baarlamanka Prof Jawaari. Xildhibaanadan oo ah kuwa dabada ka riixaya mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyenimada Jawaari ayaa sheegay in Mudane Jawaari uu ku tuntay sharciga iyo dastuurka u yaalla dalka.
Leave a comment |
|
Daawo: Xildhibaano Eedeeyn U jeediyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho (Horseednews.com) Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedayn u jeediyey Gudoomiyaha Baarlamanka Prof Jawaari. Xildhibaanadan oo ah kuwa dabada ka riixaya mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyenimada Jawaari ayaa sheegay in Mudane J