Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya Oo Markale Ka Doodaya Arinta Dp Word-{MUUUQAAL}

0
Tuesday March 13, 2018 - 12:55:29 in by Caydaruus Beershiya
  • Visits: 91
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya Oo Markale Ka Doodaya Arinta Dp Word-{MUUUQAAL}

    Hargaysa{Horseednews}Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta Kalfadhiga 3aad kulankiisa koobaad ku yeelanayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa{Horseednews}Xildhibaanada Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya ayaa maanta Kalfadhiga 3aad kulankiisa koobaad ku yeelanayo

 xarunta ay ku shiraan ee magaladda Muqdisho sida qaar ka mid ah xildhibaannada u sheegeen warbaahinta.

Kulanka maanta ee xubnaha Aqalka Sare ayaa waxaa looga doodi doonaa dhowr Ajande waxaana ugu weyn xeerka dhowridda gobonimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya kaa oo shalay Xildhibaanada Golaha Shacabka meel mariyeen islamarkana dalka looga mamnuucay Shirrkadda DP World ee laga leeyahay dalka Isutagga-Imaaraadka Carabta.

Xildhibaannada Aqalka sare ayaa laga sugayaa in ay ansixiyaan xeerka oo kaddibna loo gudbin doona madaxweynaha.

Dhinaca kale Xubnaha Aqalka Sare ayaa daba gal ku sameyn-doona wweerarkii bishii December ee sanadkii 2017da lagu qaaday Guriga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay Senator Cabdi xasan Cawaale Qeybdiid.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip