Qaybo Kamida Somalia Oo Qaadkii La Gubay Iyo Kuwo Uu Muddo Ka Xidhan yahay=Akhri

0
Sunday March 11, 2018 - 14:57:21 in by Caydaruus Beershiya
  • Visits: 62
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaybo Kamida Somalia Oo Qaadkii La Gubay Iyo Kuwo Uu Muddo Ka Xidhan yahay=Akhri

    Hargaysa{Horseednews}Waxaa wali xiran xadka ay wadaagaan degmooyinka Mandera iyo Beled-Xaawo ee dalalka Kenya iyo Soomaaliya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa{Horseednews}Waxaa wali xiran xadka ay wadaagaan degmooyinka Mandera iyo Beled-Xaawo ee dalalka Kenya iyo Soomaaliya,

 waxaana wararku sheegayaan in arintan dhibaato weyn ku qabaan ganacsatada Qaadka oo maalintii labaad ganacsigoodu xayiran yahay.

Sidoo kale waxaa la joojiyay Qaadkii ka imaanayay dhanka Kenya, iyadoo shalay maamulka deegaanka, iyadoo degmada Beled-Xaawo lagu gudbay Qaad la sheegay in si sharci daro ah looga tallaabiyay dhinaca Xadka.

Mas’uul ka tirsan Maamulka Beled-Xaawo ayaa sheegay in wali Kenya ay Wado xad-gudubyo ka dhac ah dhulka ay Soomaaliya la wadaagto..

Dowladda Kenya ayaa marar badan oo hore ku celcelisay kooxaha amaan darada ka geysta gobolka Waqooyi bari ka soo talaabaan xadka ay la wadaagaan Soomaaliya, taasoo keentay ay bilaawdo dhismaha darbi la sheegay in lagu xaqiijinayo nabad-galyada Xaduudda, waxaana uu dhismaha darbigaa khilaaf adag ka dhex-abuuray shacabka labada dhinac.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip