Gabadh Sheegtay In Lacag Dhan 100,000 Dollar Uu Mas Ka Cunay+Akhri Faah-faahinta

0
Tuesday February 13, 2018 - 14:44:30 in by Caydaruus Beershiya
  • Visits: 71
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabadh Sheegtay In Lacag Dhan 100,000 Dollar Uu Mas Ka Cunay+Akhri Faah-faahinta

    Hargaysa{Horseednews}Haweeney ka tirsan wasaaradda waxbarashada ee Nigeria ayaa shaqada laga joojiyay ka dib markii ay baarayaasha u sheegtay in 36 milyan oo lacagta Niara-ha Nigeria ah uu mas ka cunay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa{Horseednews}Haweeney ka tirsan wasaaradda waxbarashada ee Nigeria ayaa shaqada laga joojiyay ka dib markii ay baarayaasha u sheegtay in 36 milyan oo lacagta Niara-ha Nigeria ah uu mas ka cunay.

Lacagtaas ayaa waxay u dhigantaa $100,000.

Philomena Chieshe ayaa ka shaqeynaysay xafiiska guddiga imtixaanaadka Nigeria qeybta lacag qabashada.

Masuuliyiin ka tirsan guddiga ayaa beeniyay sheegashada haweeneydaasi oo uu hadda baaritaan ku socdo.

Arrintan ayaa si weyn looga hadalahayaa dhammaan baraha bulshada Nigeria.

Qaar ka mid ah dadkaasi ayaa barahooda Twitter-ka ku sheegay inayba suuragal ahayn in mas uu lacag intaa dhan cuno.


 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip