Waagii Cusbaa Ee Ubaryay Dhalinta JSL Iyo Dib Usoonaalantii Rajjada Bahwaynta Ku Abtirsata Qallinka{Gudoomiye Sharmaake Gelle}

0
Friday January 19, 2018 - 18:52:48 in by Nuuradiin maxamed Shimbir
  • Visits: 217
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waagii Cusbaa Ee Ubaryay Dhalinta JSL Iyo Dib Usoonaalantii Rajjada Bahwaynta Ku Abtirsata Qallinka{Gudoomiye Sharmaake Gelle}

    Waagii Cusbaa Ee Ubaryay Dhalinta JSL Iyo Dib Usoonaalantii Rajjada Bahwaynta Ku Abtirsata Qallinka{Gudoomiye Sharmaake Gelle}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waagii Cusbaa Ee Ubaryay Dhalinta JSL Iyo Dib Usoonaalantii Rajjada Bahwaynta Ku Abtirsata Qallinka{Gudoomiye Sharmaake Gelle}

Waagii Cusbaa Ee Ubaryay Dhalinta JSL Iyo Dib Usoonaalantii Rajjada Bahwaynta Ku Abtirsata Qallinka{Gudoomiye Sharmaake Gelle}

Taariikhdu markay ahayd 14/8/2016 Ayay Ahayd markii uu xukumadii uu gadhwadeenka ka ahaa madaxwayne axmed maxamed maxamuud aadan siilaanyo ee talada xukunka wareejisay ayay ahyd markii uu madaxaynihii hore SLAND uu mudane sharmaaake geelle maxamuud ucugtay gudoomiyaha haayda shaqaalaha dawladda

Kadib cugashada iyo magcaabista xilkaasi ayaa

waxa uu kudhiirasho iyo hidiidloo unoqday in dhalinyaro farbadan oo hiigsi iyo hadaf dheer lahayd inay kudhiirato siday uga dhex muuqan lahaayeen saaxada siyaasada dalka oo ay markii hore caggo jiid kaga jiray kudhiirashadfa saaxada siyaasada SLAND Kahor intaan lamagcaabin gudoomiye sharmaake geelle.

Intaasi kadib xill magacaabistaasi mudane sharmaake geelle waxa uu noqday shiqsi doormohiima kaqaatay dardargalinta hawlaha qaranka iyo tayaynta shaaqalaha dawlada

Iyadoo uu mudadii uu majaraha hogaanka hayadaasi hayay ay kudhaqaaqday xawli iyo horumar balaadhan oo ay kaw katahay tayaynta shaqaalaha dawlada iyadoo dhalinyaro badan oo Jamacadaha dalka kabaxay iyo guud ahaanba bahwaynta ku abtirsata qalinka ay kudhiirasho iyo rajjo wayni usoo noolaatay fursaddna ay uheleen inay raadsadaan  shaqooyin ay helitaankooda ay udub dhexaad uyihiin saddex qodob oo macanahooda xanbaarsan isla amrkaasina ay back_ground u ah siyaasada iyo hogaaminta gudoo iye sharmaakke ah

1;sarayn aan sinji kudhisnayn 2;qalin aan qabiil kuxidhnayn 3;cadaaladaan ciil lahayn

Iyadoo dhalinyaro badan iyo bahwaynta ku abtirssata qalinka oo aan  aan saddexdaa midna hayn gudoomiye sharmaake kahor uu waa cusubi ubaryay unasaamaxaday taasi inay imtixaan caddaaliya ugalaan boosaska iyo shaqooyinka kabanaan laamaha dawaladda iyadoo inta kusoobaxda kuna guulaysata imtixaanaadkaasi sitoosa uga midna una buuxiyaan boosaskii iyo shaqooyinkii kabanaana lamaaha dawlada.

Lagumasoo koobi karo qallin iyo qormo waxqabadka iyo habmaamulka wanaagsan ee uu gudoomiye sharmaake geelle ku daadihinaayo haayada shaqalaha dawaladda

Lasoco Q2aad;

By qoraa suxufi Nuuradiin Shimbir

Weriyenuuradiin@gmail.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip