Saldhig Ciidan Oo Ruushku Ku Leeyahay Suuriya Oo La Weeraray+Akhri

0
Tuesday January 09, 2018 - 15:26:50 in by Caydaruus Beershiya
  • Visits: 51
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Saldhig Ciidan Oo Ruushku Ku Leeyahay Suuriya Oo La Weeraray+Akhri

    Hargaysa{Horseednews}Wasaarada gaashaandhiga ee Ruushka ayaa xaqiijisay in kooxaha mintidiinta Suuriya ay u isticmaaleen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn weerar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa{Horseednews}Wasaarada gaashaandhiga ee Ruushka ayaa xaqiijisay in kooxaha mintidiinta Suuriya ay u isticmaaleen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn weerar

ay ku qaadeen saldhigyadooda ciidamada cirka iyo kuwa badda ee Suuriya ku yaalla.

Wasaarada ayaa sheegtay in wax khasaaro ah uusan ka dhalan weerarada lagu qaaday saldhigyadaasi.

Saldhigyada Ruushka ee la weeraray kuna yaalla Suuriya ayaa lagu kala magacaabaa Hmeimim iyo Tartus.

Saldhigga Hmeimim ayaa muhim u ahaa dagaalka ay Ruushka gacanta ku siinayaan madaxwayne Assad.

Xukuumadda Moscow ayaa horey u sheegtay in hoobiyayaal lagu weeraray saldhigaasi bilowgii sanadkan ay ku dhinteen laba askari.

Dowladda Ruushka ayaa gacan ka siisay xukuumadda Assad sidii ay dib ugu qabsan lahayd goobaha ay mucaaradka haysteen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip