Isku Aadka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Somalia Oo La Soo Saaray+Akhri

0
Tuesday December 05, 2017 - 12:45:09 in by Caydaruus Beershiya
  • Visits: 52
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isku Aadka Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Somalia Oo La Soo Saaray+Akhri

    Hargaysa{Horseednews.com}Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa{Horseednews.com}Waxaa Muqdisho soo gaaray dhammaan maamul Goboleedyada sanadkan ciyaaraya tartankan markii labaad lagu qabanayo Muqdisho.

Haddaba waxaa sanadkan ka qeyb galaya Lix maamul goboleed oo la isugu Aadiyay sidan

Group A:Banaadir, Galmudug iyo Jubaland.

Group B:Puntland, Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed.

Puntland oo sanadkii hore ku guuleystay tartanka maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa gashay Group ay malaha dhib badan kala kulmi doonin.

Tartanka ayaa furmi doona Jimaha soo socota oo ay bisha ku beegan tahay 8-da December waxaana lagu furi doonaa Banaadir iyo Jubaland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip