Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Codkiisa Ku Dooranaya Madaxweynihii Badali laha Isaga

0
Monday November 13, 2017 - 15:55:45 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 134
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Madaxweynaha Somaliland Oo Codkiisa Ku Dooranaya Madaxweynihii Badali laha Isaga

    Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Xarunta Hay'adda Shaqaalaha Dawladda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Saaka Codkiisa Ka Dhiibtay Xarunta Hay'adda Shaqaalaha Dawladda


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo marwadiisa koowaad marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde oo gudanaya waajibaadkooda muwaadin-nimo ayaa saaka ka codeeyay xarunta hay'adda shaqaalaha dawladda ee magaalada Hargaysa.

Goobtaasi oo ah meelaha ay dadweynuhu ka codaynayeen komishankuna ay dhigeen sanaaduuqda codbixiyaaysha ee doorashooyinka madaxtooyada Somaliland ee lagu dooranayo madaxweynaha bedeli doona madaxweyne Silaanyo.

Xarunta hay'adda shaqaalaha dawladda ayaa waxa madaxweynaha kusoo dhaweeyay Guddomiyaha komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland iyo musharaxiinta xisbiyadda KULMIYE iyo UCID oo iyaguna isla goobtaasi ka dhiibanayey cod kooda .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip