Daawo Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Codkiisa Dhiibtay, Farriina u Diray Shacabka

0
Monday November 13, 2017 - 13:31:56 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Murrashaxa Madaxweynaha KULMIYE oo Codkiisa Dhiibtay, Farriina u Diray Shacabka

    Hargeysa (Horseednews.com) Murrashaxa jagada Madaxwenaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa codkiisa ka dhiibtay xarunta Hay'adda Shaqaalaha Dawladda e caasimadda Hargeysa goor dhawayd.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

musharax muuse biixi cabdi
Hargeysa (Horseednews.com) Murrashaxa jagada Madaxwenaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa codkiisa ka dhiibtay xarunta Hay'adda Shaqaalaha Dawladda e caasimadda Hargeysa goor dhawayd. Murrashaxa jagada Madaxwenaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa codkiisa ka dhiibtay xarunta Hay’adda Shaqaalaha Dawladda e caasimadda Hargeysa goor dhawayd.
Murrashax Muuse Biixi oo gudanaya xuquuqdiisa muwaadinimo ee distooriga ah waxa uu codbixinta doorashada Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland oo guud ahaan dalka oo dhan looga dareeray saaka kaga qaybgalay xarunta hay’adda Shaqaalaha dawladda oo ay codkooda ka dhiibanayeen boqolaal qof oo muwaadiniin ahi.
Md. Muuse Biixi oo markii uu codkiisa bixiyey barxadda goobta codbixinta kula hadlay warbaahinta, waxa uu ku boorriyey shacabka reer Somaliland inay si nabagalyo ah codkooda u dhiibtaan, isla markaana waxa uu ka codsaday inay isaga ugu deeqaan codkooda.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip