WAR DEG DEG AH:CIIDAMADA MILITARIGA BOOLIS-KA RRU-DA OO GACANTA LOO GALIYAY SUGIDA AMNIGA DOORASHADA+HUB IYO QALAB CUSUB OO LA GUDOONSIYEY(DAAWO)

0
Tuesday November 07, 2017 - 16:50:51 in by Cabdisamed Giire
  • Visits: 288
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    WAR DEG DEG AH:CIIDAMADA MILITARIGA BOOLIS-KA RRU-DA OO GACANTA LOO GALIYAY SUGIDA AMNIGA DOORASHADA+HUB IYO QALAB CUSUB OO LA GUDOONSIYEY(DAAWO)

    Hargaysa(Horseed)WAR DEG DEG AH:CIIDAMADA MILITARIGA BOOLIS-KA RRU-DA OO GACANTA LOO GALIYAY SUGIDA AMNIGA DOORASHADA+HUB IYO QALAB CUSUB OO LA GUDOONSIYEY(DAAWO)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa(Horseed)WAR DEG DEG AH:CIIDAMADA MILITARIGA BOOLIS-KA RRU-DA OO GACANTA LOO GALIYAY SUGIDA AMNIGA DOORASHADA+HUB IYO QALAB CUSUB OO LA GUDOONSIYEY(DAAWO)

 Waxa fooda inagu soo haysa doorashada somaliland ka dhicdoonta bisha Novembar 13-Keed waxaa dawladu somaliland adeegsanaysaa awood walba oo doorasha lagu sugi doono sidii ay ugu dhici lahad hab xor iyo xalaal aminiguna hadheeyey.

Dawlada uu gadhwadeenka ka yahay Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilayo ayaa amar Siisay ciidamada Boolis-ka Militariga Duub-casta RRU-da dhamaantodna waxa lagu amray sugida amniga doorashada ciidamada ayaa ka kala hawal gali doona miiga iyo magaaladaba ciidamada qaranka ayaa iyagu qaban doona labo shaqo iyaga oo ka hawal gali doona goob walaba oo ay doorashadu ka dhici doonta sidoo kale ay adkeen doonan xuduudaha dalka.

 


 

 

ciidanka qaranka somaliland ayaa lagu tilmaamay geesiyada africa kuwaas oo wax walba dhaafsaday sugida amniga dalkooda waana ciidan u bisil taatiko ahaan waana kuwo mayail adag markay timaado colaad dagaal ninka milatariga ah ee somaliland ina ay xabadu dhabarka kaga dhacdo wuxuu ka jecel yahay inuu dhinto.

Dawlada ayaa iyaduna adkaysay dhamaan wax walba oo keeni kara musuq iyo isdaba marin qofkii sameeyay wax isku day ah oo uu doorasha ku carqalad galinaayo dawladu wax ka soo saaratay inuu la kulmi doono sharci aan naxariis lahan.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip