Madaxdhaqameedka Beelaha Bariga Burco Oo tacsi u Diray Qoyska Iyo Qaranka Somaliland ee Uu Ka baxay Marxuum Caaqil Maxamed Daroor Ducaale oo galabta Lagu Aasay Caynaba

0
Saturday August 26, 2017 - 22:03:22 in by Mahomed Aadan
  • Visits: 210
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxdhaqameedka Beelaha Bariga Burco Oo tacsi u Diray Qoyska Iyo Qaranka Somaliland ee Uu Ka baxay Marxuum Caaqil Maxamed Daroor Ducaale oo galabta Lagu Aasay Caynaba

    Caynaba(Horseednews)Madaxdhaqameedka Beelaha Bariga Burco Oo tacsi u Diray Qoyska Iyo Qaranka Somaliland ee Uu Ka baxay Marxuum Caaqil Maxamed Daroor Ducaale oo galabta Lagu Aasay Caynaba

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caynaba(Horseednews)Madaxdhaqameedka Beelaha Bariga Burco Oo tacsi u Diray Qoyska Iyo Qaranka Somaliland ee Uu Ka baxay Marxuum Caaqil Maxamed Daroor Ducaale oo galabta Lagu Aasay Caynaba

Madaxdhaqameedka Beelaha Bariga Burco Oo tacsi u Diray Qoyska Iyo Qaranka Somaliland ee Uu Ka baxay Marxuum Caaqil Maxamed Daroor Ducaale oo galabta Lagu Aasay Caynaba

Dhamaanba madaxdhaqameedka Iyo Siyaasiyiinta Beelaha bariga Burco Waxaa ay Tacsi Tiiraanyo Leh u Dirayaan Ehelada,Asxaabta,Qaranka Somaliland ee uu Ka Baxay Alla Ha u Naxariistee Caaqil Maxamed Daroor Ducaale Oo manta 26-08-2017 Lagu Aasay Magaalada caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar

Caaqilka Ayaa ka Mid ahaa Waxgaradka Saamaynta Kulahaa Gobolada Sool,Sanaag,Saraar iyo Togdheer isla markaana Kasoo Qayb Qaatay Arimo Badan oo Nabadeed isla Markaana Lagu Xasilinayo Amaanka Dalkan Curdinka Ah ee Jamhuuriyada Somaliland,Waxaana uu Mudo u Jiifay Xanuun

Suldaanka Guud ee Beelaha habarjeclo Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Aadan Buurmadoow

Suldaan Siciid yuusuf xaaji Ducaale

Suldaan Cabdiraxmaan Qodax Jaamac

Suldaan Maxamuud Guuleed Mire

Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland

Gudoomiyaha Gobolka Hawd Ibraahin Xaaji Xasan Cali

Xildhibaan maxamuud Dhunkaal Guutaale Qoor

Xildhibaan Faarax Maxamuud Cabdile(Faarax Dheere)

Xildhibaan Ibraahin Axmed Raygal

Siyaasi Hinda Jaamac Xirsi Gaani

Siyaasi Axmed Dheere

Cilmi Jaamac Cawad

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip