Sawiro Musharax Muuse biixi iyo Weftigiisa Oo Kormeeray Goobaha Kaadh Qaadashada we Ceerigaabo

0
Monday August 14, 2017 - 14:33:37 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 283
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro Musharax Muuse biixi iyo Weftigiisa Oo Kormeeray Goobaha Kaadh Qaadashada we Ceerigaabo

    Ceerigaabo (www.Horseednews.com)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ceerigaabo (www.Horseednews.com)- Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi,
Murrashax Muuse Biixi oo Soo Kormeeray Goobaha Kaadh-bixintu Ka Socoto ee gudaha Magaalada Ceerigaabo 
----------------------------------------------------------------
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo kormeeray goobaha ay ka socoto qaadashada kaadhadhka cod-bixinta ee gudaha magaalada Ceerigaabo.
Murrashax Muuse Biixi oo ay wehelinayaan xubno wasiirro ah, siyaasiyiin, salaadiin iyo saraakiil kale oo katirsan weftiga uu hoggaaminayo, ayaa kormeerkooda saaka kusoo maray tiro goobo ah oo ay ka socoto qaadashada kaadhadhku, waxana uu guddoomiyuhu u kuurgalay habsami-u-socodka ay hawshu u socoto iyo sida ay shacabku kaadhadhka u qaadanayaan.
Sidoo kale waxa uu murrashax Muuse Biixi Cabdi warbixin kooban oo ku saabsan sida ay hawsha qaadashada kadhadhka codbixintu u socoto ka dhegaystay xubno kamid ah shaqaalaha goobaha, kuwaas oo sheegay inay hawshu si wanaagsan u socoto, isla markaana ay shacabku qaadanayaan kaadhadhka codbixiyayaasha oo ka socota gobollada Sool iyo Sanaag.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip