Sawiro: Gudoomiyaha Kulmiye Ahna Musharaxa Madaxweyne Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaanka Qabri Gorod

0
Sunday July 16, 2017 - 12:07:40 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro: Gudoomiyaha Kulmiye Ahna Musharaxa Madaxweyne Oo Lagu Soo Dhaweeyey Deegaanka Qabri Gorod

    Burco (Horseednews.com) Shacabka ku dhaqan deegaanka Qabri-gorod (Balli-gorod) oo ka tirsan Gobolka Togdheer, ayaa hadhimo-sharafeed qiimo badan oo ay weheliso soo dhaweyn diirrani ku qaabilay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco (Horseednews.com) Shacabka ku dhaqan deegaanka Qabri-gorod (Balli-gorod) oo ka tirsan Gobolka Togdheer, ayaa hadhimo-sharafeed qiimo badan oo ay weheliso soo dhaweyn diirrani ku qaabilay wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo muddooyinkii u dambeeyey socdaal shaqo ku jooga gobolkaasi.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip