Wasiirka Madaxtooyada JSL Oo Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdiwaraabe) Gurigiisa Ugu Tegay Kana Tacsiyadeeyey Geerida Xaaskiisa

0
Sunday July 16, 2017 - 11:50:17 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Madaxtooyada JSL Oo Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdiwaraabe) Gurigiisa Ugu Tegay Kana Tacsiyadeeyey Geerida Xaaskiisa

    Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen xubno ka mida Golaha Wasiiradda Xukuumada ayaa Tacsi ugu tegay Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdiwaraabe)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wasiirka madaxtooyada somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen xubno ka mida Golaha Wasiiradda Xukuumada ayaa Tacsi ugu tegay Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdiwaraabe) Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay wehelinayeen xubno ka mida Golaha Wasiiradda Xukuumada ayaa Tacsi ugu tegay Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdiwaraabe) oo ku sugnaa guriga uu ka degan yahay Caasimada Hargeysa, isagoo wasiirku ka tacsiyadeeyey geerida ku timid Xaaskiisi weynayd Alle ha u naxariistee Marxuuma Xaaji Faadumo Cismaan Guuleed oo ku geeriyootay   14/07/2017 magaalada Hargeysa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip