XUKUMADA INDHAHA KA QARSATAY SICIR BARBARKA KU HABSADAY WADANKA IYO DANYARTII AAN GASIINKA GOWSKA LA HELIN IYO SHACABKII OO DHAGA TAGAY.

0
Wednesday July 05, 2017 - 23:45:17 in by
  • Visits: 115
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XUKUMADA INDHAHA KA QARSATAY SICIR BARBARKA KU HABSADAY WADANKA IYO DANYARTII AAN GASIINKA GOWSKA LA HELIN IYO SHACABKII OO DHAGA TAGAY.

    XUKUMADA INDHAHA KA QARSATAY SICIR BARBARKA KU HABSADAY WADANKA IYO DANYARTII AAN GASIINKA GOWSKA LA HELIN IYO SHACABKII OO DHAGA TAGAY.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XUKUMADA INDHAHA KA QARSATAY SICIR BARBARKA KU HABSADAY WADANKA IYO DANYARTII AAN GASIINKA GOWSKA LA HELIN IYO SHACABKII OO DHAGA TAGAY. sicir bararka samada isku shareeray wuxuu aafo wayn u gaystay dadkii waxba ma haysatada ahaa ee ku dhex noolaa gudaha somaliland
wuxu dhawac wayn u gaystay oo ay awoodi waayeen in ay wixi ay cuni lahaayeen ku soo iibsadaan inta yar ee ay haystaan
isla markaana waxay door bideen in ay sadaxda jeer ay gasiinka gawska la wayaan
runtii waxa ina soo food saartay ayaan daro wayn

shacabka ku dhaqan gudaha somaliland waxay fajac iyo ama kaag ka bixiyeen sida aan sharciga waafaqsayn ee dalku ku socdo taas oo ah in shacabkii aan hoos loogayn ee dawladu uun ay noqotay wixii aan hayno jadiidka aan marino
 

waxa nasiib daro ah in shaqayn waayo go,aankii xukumada ka soo saaartay dollarka kor u kacaya iyo maceshada oo dhinac socota
xukumada Somaliland ka jirtaa waa is keed u shaqaysato dan iyo muraad kama laha shacabka iyo dalka waxa iskugu soo hadhay afar tuug iyo tuug kal kaal aan wadanka iyo shacabka dan ka lahayn
oo calooshooda uun ka fuudh yeela wixii dalka soo gala


adigoo wax hasta aan kugu daro wax si aad adna iigu darto
waxa fool xumo in qof alle wax yar siiyay in ay ugu kordhinayaan oo aynaanay siin dadkii u baahnaa oo la siiyo qof aan u bahnayn kaas oo aad kaga doonayso magac inaad ku agyeelato iyo waxbuu bixyaa in lagu dhaho
inta aad mid wax haysta u kordhinaysid maad siisid
ka aan sadaxda jeer gowska aan waxba la helin
ee laga yaabo inuu helo halmar oo kali ah helo ama aanu helinba
runtii waxaynu nahay dad islam ah waxa wacan in la isku damqado oo aynu keena jilicsan hoos u eegno

DALKA MA WAXA U TALIYA TELESOM IYO DAHABSHIIL?
dolarka kacay iyo dhiig miiratooyiinka telesom iyo dahabshiil waa in gacan lagu qabtaa oo amarka xukumada ay qadaan hadii ay qadan wayaana waajibkooda la mariyaan
wadanka hadii ay u taliyaan telesom iyo dahabshiil ha la cadeeyo hadii xukumada haysatana
sidan wax ha ka qabato oo dadka iyo dalka iyo shcabkaba dantooda ha la eego walaalayaal
hadii aynaan isku naxariisan alle inoo naxariisan maayo wlal alle aan ka cabsano aan dadkeena jilicsan hoos u eegno hadii xukumada ay ka indho taagtay shacabku ha isku naxariistaan
oo ha noqdaan shacab wada socda

Hadii hantada lagu luminaaayo dalxiiska iyo hotelada danyarta lasiin lahaa wadanku hodan ayuu noqon lahaa balse manta waxa sicir bararka dul hoganaya hanta lumis iyo damash layn aan sal iyo raad toona meel ku lahayn.

maxaa lacabta wadanku leeyahay qiimo loogu yeeli wayay
maxay????sicir bararka samada isku shareeray wuxuu aafo wayn u gaystay dadkii waxba ma haysatada ahaa ee ku dhex noolaa gudaha somaliland wuxu dhawac wayn u gaystay oo ay awoodi waayeen in ay wixi ay cuni lahaayeen ku soo iibsadaan inta yar ee ay haystaan isla markaana waxay door bideen in ay sadaxda jeer ay gasiinka gawska la wayaan runtii waxa ina soo food saartay ayaan daro wayn shacabka ku dhaqan gudaha somaliland waxay fajac iyo ama kaag ka bixiyeen sida aan sharciga waafaqsayn ee dalku ku socdo taas oo ah in shacabkii aan hoos loogayn ee dawladu uun ay noqotay wixii aan hayno jadiidka aan marino waxa nasiib daro ah in shaqayn waayo go,aankii xukumada ka soo saaartay dollarka kor u kacaya iyo maceshada oo dhinac socota xukumada Somaliland ka jirtaa waa is keed u shaqaysato dan iyo muraad kama laha shacabka iyo dalka waxa iskugu soo hadhay afar tuug iyo tuug kal kaal aan wadanka iyo shacabka dan ka lahayn oo calooshooda uun ka fuudh yeela wixii dalka soo gala adigoo wax hasta aan kugu daro wax si aad adna iigu darto waxa fool xumo in qof alle wax yar siiyay in ay ugu kordhinayaan oo aynaanay siin dadkii u baahnaa oo la siiyo qof aan u bahnayn kaas oo aad kaga doonayso magac inaad ku agyeelato iyo waxbuu bixyaa in lagu dhaho inta aad mid wax haysta u kordhinaysid maad siisid ka aan sadaxda jeer gowska aan waxba la helin ee laga yaabo inuu helo halmar oo kali ah helo ama aanu helinba runtii waxaynu nahay dad islam ah waxa wacan in la isku damqado oo aynu keena jilicsan hoos u eegno DALKA MA WAXA U TALIYA TELESOM IYO DAHABSHIIL? dolarka kacay iyo dhiig miiratooyiinka telesom iyo dahabshiil waa in gacan lagu qabtaa oo amarka xukumada ay qadaan hadii ay qadan wayaana waajibkooda la mariyaan wadanka hadii ay u taliyaan telesom iyo dahabshiil ha la cadeeyo hadii xukumada haysatana sidan wax ha ka qabato oo dadka iyo dalka iyo shcabkaba dantooda ha la eego walaalayaal hadii aynaan isku naxariisan alle inoo naxariisan maayo wlal alle aan ka cabsano aan dadkeena jilicsan hoos u eegno hadii xukumada ay ka indho taagtay shacabku ha isku naxariistaan oo ha noqdaan shacab wada socda Hadii hantada lagu luminaaayo dalxiiska iyo hotelada danyarta lasiin lahaa wadanku hodan ayuu noqon lahaa balse manta waxa sicir bararka dul hoganaya hanta lumis iyo damash layn aan sal iyo raad toona meel ku lahayn. maxaa lacabta wadanku leeyahay qiimo loogu yeeli wayay maxay????


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip