Kabtan 7 Ronaldo oo 12 sano ka dib Finalka keenay Xulka Portuqal +sawiro

0
Thursday July 07, 2016 - 21:02:58 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 511
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kabtan 7 Ronaldo oo 12 sano ka dib Finalka keenay Xulka Portuqal +sawiro

    Xulka Portuqal ayaa 12 sano ka dib markale lagu arkay Finalka Euro ka dib markii kulankii Sami Finalka Euro 2016 ay xalay ku quusiyeen 2-0 Xulka Wales oo ciyaar xiiso badan ay dhexmartay Garoonka Magaalada Lyon ee Cariga Franca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xulka Portuqal ayaa 12 sano ka dib markale lagu arkay Finalka Euro ka dib markii kulankii Sami Finalka Euro 2016 ay xalay ku quusiyeen 2-0 Xulka Wales oo ciyaar xiiso badan ay dhexmartay Garoonka Magaalada Lyon ee Cariga Franca. Qeybtii Hore ee Ciyaarta 2 xul waxa ay isku macsalaameeyeen 0-0 Barbardhac ah,hase ahaatee qeybtii Danbe markii la isagu soo noqday waxaa 2 Gool oo daran doori ah ka gaarsiiyay Wales 7 Ronaldo iyo Saaxiibkiis 17 Nani Daqiiqadihii 50 iyo 53.
labada Xul ayaa iska lumiyay Fursado gool loo fishay gaar ahaan Xulka portuqal oox alay ka gacan sareeyay Wales,waxaana Gabagabadii Ciyaarta ay ku soo idlaatay 2-0 lagu sagootiyay Wales iyo Poruqal oo 12 sano ka dib iska Xaadirisay Markale Finalka Euro oo ay ugu da3604DB6C00000578-0-image-a-26_1467835931265mbeysay markii Wadanka Greeca uu ka qaaday 2004 Xiligaasoo Martigalinta Tartanka uu lahaa Portuqal.

Sanadkii 2004 ee koobka Euro laga qaaday Poruqal kabtankoda Ronaldo oo u xirta lambarka 7 waxa uu ahaa laacib sanadkaasi soo baxayay una safan jiray Kooxda Sporting Lisbon hase ahaatee 12 sano ka dib oo uu Finalka Euro 2016 uu Xulkiisa portuqal markale keenay Ronaldo waxa uu yahay Xidig caan ka noqday caalamka 3 jeena hantiyay Kubada Dahabka
3604DE6500000578-0-image-a-29_1467836015508

36053E0200000578-3677777-image-a-70_1467838759601



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip