Arsenal Oo Xiddig Laf Dhabar U Ah Ka Soo Qaadaneysa Atletico Madrid (Tolow Waa KEe??) By

0
Tuesday May 31, 2016 - 10:25:05 in by Abdikarim Saed Salah
  • Visits: 387
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Arsenal Oo Xiddig Laf Dhabar U Ah Ka Soo Qaadaneysa Atletico Madrid (Tolow Waa KEe??) By

    Arsenal ayaa diyaar u ah inay dalab u dirto xiddiga kooxda Atletico Madrid Yannick Carrasco oo wacdaro ka dhigaya koxdiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Arsenal ayaa diyaar u ah inay dalab u dirto xiddiga kooxda Atletico Madrid Yannick Carrasco oo wacdaro ka dhigaya koxdiisa.

Xiddiga reer Belgium ayaa dhaliyay goolkii barbaraha ee Atleti finalka Champions League iyadoo kooxda ay xafiiltamaan Real Madrid ka qaaday koobka.

waxaa laga yaabaa in Carrasco uu ka tago kooxdiisa, iyadoo Arsenal saraakiil sar sare ay u direyso maalmaha soo socda.


Giulianelli ayaa ku qoray  Twitter -kiisa: "Arsenal waxay weydiisay Atletico Madrid wax ku saabsan Carrasco, Atletico waxay dhageysan doonta dalbkii kam sareeya t € 20 / 25mln.
khabiir Talyaaniga Emanuele Giulianelli ayaa sheegay in Gunners ay soo dhawaatay rajada ay ka leedahay xiddiga kooxda Atletico.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip