articles
Suldaan Madaxwayne Siilaanyo Ku Tilmaamay Hogaamiye Go’aan Qaadasho Leh
Suldaan Maxamed Muuse Nuur Abu sufiyaan oo ka mid ah salaadiinta Somalialnd ayaa ku tilmaamay madaxweyne Siilaanyo hogaamiye go’aan qaadasho leh, waxaana uu ku amaanay wada tashiyada uu la yeesho xisbiyada...
Thursday, May 16, 2013
Delegation From Dalarna University In Sweden Visit Somaliland Universities
Hargeysa (Horseednews.com) A senior delegation from Dalarna University in Sweden led by Chancellor Prof. Marita Hilliges have arrived in a Somaliland on a visit to Hargeisa University and Amoud University. Dalarna...
Wednesday, May 15, 2013
Somaliland administration banns UN flights
HARGEYSA (RBC) A breakaway administration in Somalia’s Northern region of Somaliland has banned on Tuesday UN flights from its airports following anger at Somalia Federal Government’s take over its airspace...
Wednesday, May 15, 2013
In Somalia, Surviving A Kidnapping Against 'Impossible Odds'
In 2011, Jessica Buchanan was an aid worker in northern Somalia, helping to raise awareness about how to avoid land mines. The north was the relatively safe section of the country; that October, she traveled...
Wednesday, May 15, 2013
Maamule Dugsi Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Kulankii uu la yeeshay Ardayda Jaamacadaha
Hargeysa (Horseednews.com) Maamulaha Dugsiga sare ee Muj.Quule Aadan Dool Cabdilaahi Ibraahim Xaaji Xasan ayaa ku bogaadiyey Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) la kulankii uu kula...
Tuesday, May 14, 2013
Wasiirka Duulista: Masuul muujiyay waxqabad muuqda
Wasaaradda Duulista iyo Hawadu waxay ka mid tahay muraayadaha dalka lagu qiimeeyo dhinacyada horumarka iyo kobaca dhaqaale ee dalkaasi ka socda, heerka uu ka gaadhay xaga amniga, iyadoo taas laga duulayo...
Tuesday, May 14, 2013
The Dean of Shoe-shiners!
Badri is a young and energetic shoe-shiner who does his business at the campus of Amoud University, almost 4 kms west of Borama. He hails from a poor family and through his business; he does not only survive...
Monday, May 13, 2013
Madaxwayne Siilaanyo: Hogaamiye Siyaasaddiisa Hoggaamineed Caddahay
Waxay ahayd maalin sabti ah bisha Aprilna ay tahay 13,sanadka 2013ka markii Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo uu kulankii sadexaad la yeeshay madaxwayne ka socda dawlada la jaarka ah Somaliland...
Monday, May 13, 2013
Gudoomiyaha UCID, waxuu qayb ka yahay taariikhda Somaliland ee ha ilaashaddo!!
Marka aan ka hadlayno siyaasadda iyo geedi socodka nidaamka iyo jiritaanka Somaliland, waxaynu u baahanahay in aan ku cabiro door xalaala oo ka madax banana cadiifad iyo qabyaaladda u guntan dadka qaarkiis...
Friday, May 10, 2013
Maalinta Qarannimada Jam. Somaliland18-ka May & SHANTA QAARADOOD
Mahad oo dhammi waxay u sugnaatay Rabbigeenna Weyn ee inaga dhigay dad Muslim ah ee weliba inaga dhaliyey ummadda aynu nahay ee Jam. Somaliland. Waxaan hambalyo iyo bogaadin baaaxad leh u dirayaa dhammaanba...
Thursday, May 09, 2013
Safarkii Madaxweynaha: Successful Trip
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo, wuxuu muddo bilk u dhow safaro ku maray dalal badan oo ay ka mid yihiin Turkiga, Ingiriish, Mareykanka iyo Itoobiya, guud ahaan safaradaa...
Tuesday, May 07, 2013
“Yurub Baan ka Gacan Haadiyaa Markaan Guuraawee”Qaybtii 12aad
Waa Taa Xoriyaddii xamar ha geynin Hadhaw baad xanaaqi eh xamar ha geynin Waa lagu xasuuqi eh xamar ha geynin (Calafso) Ereyadan waxa tiriya abwaan naftii-hure ah, Allaa i diray, Calafso. Waa nin wadooyinka...
Monday, May 06, 2013
“Hoggaamiye Cod u yeelay Ummad aan Dunida Cod ku lahaan jirin” [Qaybtii IV-aad]
Waxaa si guul iyo farxadba leh ku soo geba-gaboobay olilihii iyo weerarkii ugu dheeraa, ugu cuslaa uguna saamaynta badnaa xagga Siyaasadda Arr. Dibedda iyo Ictiraaf raadinta ee soo mara Jam.Somaliland...
Sunday, May 05, 2013
Qaniinyadda Siyaasiggii qiimo iyo qodobo asaasiya ha yeelato
Waxaan qormadan ku soo qaadan doonaa Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali Xaaji Xassan oo doorkiisa iyo geedi socodka nidaamkiisa Siyaasiggii lagala hortegey dagaal iyo cadiifad weyn oo wejiyo iyo turjumaaddo...
Sunday, May 05, 2013
Ahmednasir Jibril Farah and His Abuse of Media Power
To some he is known as the Owner and Editor-in-chief of Hadhwanaag Media. To many, he is also known as the two-faced attention seeker who owns Hadhwanaag and Baligubadle media. Last weekend in Washington,...
Saturday, May 04, 2013
Kenyan president Kenyatta to join Somalia talks in London
Uhuru Kenyatta, who faces ICC charges of crimes against humanity, has been invited by UK to attend conference The Kenyan president, Uhuru Kenyatta, who faces charges of crimes against humanity at the international...
Friday, May 03, 2013
Xuska Sanad Guuradii 11aad ee Geerdii Madaxweyne Cigaal iyo Taariikhda Muga way ee uu lahaa.Qalinkii: Muna Ibrahim Adan
Maalinta berri oo ay taariikhdu tahay 3 May waa Sanadguuraddi 11aad ee ka soo wareegtay geeridi naxdinta lahayd ee ku timi Maxamed X. Ibrahim Cigaal, alla ha u naxariistee Madaxweynihi salka u taagay dawladnimada...
Friday, May 03, 2013
CPJ calls on African Union to uphold press freedom
New York, May 2, 2013-The Committee to Protect Journalists asks Nkosazana Dlamini Zuma, chairperson of the African Union, to uphold press freedom by calling for justice in journalist murders in Africa...
Friday, May 03, 2013
Bayern Munich Oo Si Sahlan Ku Gaartay Finalka Ka Dib Markii Ay U Awood Sheegteen Barcelona
Bayern Munich ayaa si raaxo leh ku gaartay finalka Champions League ka dib markii ay garaaceen Barcelona labada lug ee semi-finalka iyagoo lugtii labaad ee caawa ka dhacday Camp Nou ku awood sheegtay 3-0,...
Thursday, May 02, 2013
Madaxda W/Warfaafinta Oo dhambaal Tacsi ah u diray qoyskii uu ka baxay Marxuum-Jibriil Yuusuf
BAHDA HORSEEDNEWS.COM WAXAY TACSI TIIRANYO LEH U DIRAYAAN CABDIRASHIID YUUSUF JIBRIIL OO AY KA TACSIYEYNAYAAN gEERIDA KU TIMID aABIHII MARXUMM JIBRIIL YUUSUF OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA HARGEYSA LAGUNA...
Thursday, May 02, 2013
11-guuradii ka soo wareegtay geeridii marxuum- Cigaal waa in loo aqoonsadaa Maalin qaran
Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirta ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan dhammaantiin Allaha awoodda leh idiinka bar yayaa...
Wednesday, May 01, 2013
Gacan Haadis
SARREEYE HUFNAAYE Mahadnaq oo dhammi waxay u sugnaatay ALLAHEENA WEYN EE XAQA LAGU CAABUDO (SWT). Waxaan idin odhan lahaa Professor Ahmed Ismail Samatar iyo Professor Abdi Ismail Samatar; “Haybad Waxaad...
Tuesday, April 30, 2013
“Hoggaamiye Cod u yeelay Ummad aan Dunida Cod ku lahaan jirin”[Qaybtii III-aad]
Gebagebadii Qaybtii 2-aad ee maqaalkan taxanaha ah waxaan ku soo sheegnay inuu M/weynaha Jam. Somaliland dib u qiimayn ku sameeyey guud ahaanba qaabka iyo hannaanka Siyaasadda Arr. Dibedda iyo xidhiidhka...
Monday, April 29, 2013
“Maamule, Waxaan Doonayaa Shahaadadii Aan Wax Ku Bartay”
Dugsiga Farsamadda gacanta ee Hargeysi waa dugsi da’a wayn oo la dhisay sannadkii 1950-kii. dugsigan waxa sannad walba ka soo baxa araday aad u badan oo barta qaybaha kala duwan ee xirfadaha farsamada...
Sunday, April 28, 2013
DNO inks Somaliland production sharing contract
Washington(Horseednews.com)Norwegian oil and gas group DNO International has entered into a production sharing contract covering block SL18 onshore Somaliland. Somaliland president Ahmed M. Mohamoud Silanyo...
Tuesday, April 23, 2013
latest news
Taliyaha Booliska Somaliland Oo Soo Bandhigay Telefoono Dadweynuhu kala soo xidhiidhi karaan
Hargeysa (Horseednews.com) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto- Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa dadweynaha Somaliland u soo jeediyay inay ilaaliyaan nabad-gelyadda dalka maalinta Sabtida...
Thursday, May 16, 2013
Aawo Video Gudoomiyaha Golaha Wakiilada OO Dalka Kusoo Laabtay kana hadlay Safarkiisa iyo arimo kale oo la xidhiidha Somaliland
Berbera (Horseednews.com) Daawo Video Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxxamed Cabdilahi Ciro Oo Dalka Kusoo Laabtay kana hadlay Safarkiisa iyo arimo kale oo la xidhiidha Somaliland sida...
Thursday, May 16, 2013
Ciidanka Booliska Somaliland Oo la Galay Heegankii u sareeyay Iyo Taliye Fadal Oo ka hadlay
Hargeysa (Horseednews.com) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeyo guuto C/laahi Fadal Iimaan ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka booliska Somaliland ay u diyaar garoobeen xuska 18-ka May, waxana...
Thursday, May 16, 2013
Xukuumadda Somaliland oo Qoraal Garnaqsi iyo Ashkato ah u Dirtey Xoghayaha guud ee QM
Hargeysa (Horseednews.com) Xukuumadda Somaliland ayaa u dirtay qoraal garnaqsi ah xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-Moon. Waxaaney ay ku caddeynaysay qoraalka badheedhaheeda shirarka caalamiga...
Thursday, May 16, 2013
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Shirkada Dahabshiil Kala Wareegtay Qalab Ciyaaraha Oo Loogu Talogalay Gobolada Somaliland ee Ka Qeybgalaya Koobka Ciyaaraha
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal ayaa deeq isugu jirta qalabka ciyaaraha aduun lacageed waxa uu maanta ka guddoomay shirkadda Dahabshiil,...
Wednesday, May 15, 2013
Madaxweyne Siilaanyo: Hoggaamiye Qadariyay Ilayska Mustaqbalka
Hargeysa (Horseednews.com) Kulankii uu Salaasadii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) la yeeshay ardayda wax ka barta Jaamacadaha Hargeysa ayaa lagu tilmaami karaa mid ka turjumaya...
Wednesday, May 15, 2013
Garnaqsi Telefoonka iyo Go’aankii Cuslaa ee ka dambeeyay Waa Geedi hor leh!
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Duulista Hawada Somaliland Maxamed Xaashi Cabdi, ayaa Telefoonka kula garnaqsaday Sarkaalka qaramada Midoobay u qaabilsan Duulimaadyada ee fadhigiisu yahay Magaalada...
Wednesday, May 15, 2013
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland oo Ka Hadlay Shaqaaqadii Burco iyo Halka ay Marayso Xal u helieedu
Burco(Horseednews.com) Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa Maanta shir Jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Burco kaga hadlay khasaaraha Dhacdadii Rabshadaha Wadatay ee Dhawaan...
Wednesday, May 15, 2013
Somaliland Goverment response to UN Deputy-SG remarks on Somaliland
Hargeysa (Horseednews.com) The Government of the Republic of Somaliland noted with grave concern the statements reportedly made by Deputy Secretary-General Jan Eliasson at a press conference on 9 May following...
Wednesday, May 15, 2013
Wasiirka Waxbarashada oo kulan la yeelatay ardayda Somaliland ee wax ka barata Jaamacadaha Suudaan
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare Marwo Samzam Cabdi Aadan ayaa maanta xafiiskeeda ku qaabishay xubno metelayey Ardayda reer Somaliland ee wax ka barta Jaamacadaha...
Wednesday, May 15, 2013
Wasiirka Madaxtooyada Somaliland “Somaliland ma aha dal go’doon ah ee waa dawlad dunidu la shaqayso”
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka wasaaradda madaxatooyada Somaliland Xirsi Cali X. Xasan ayaa dhalinayrada Somaliland ku amaanay doorkii ay ka soo qaateen halgankii dib u xoraynta ee dalka. Xirsi...
Wednesday, May 15, 2013
Awdal Iyo 18 May: Diyaargarawga Iyo Dareenka Dadweynaha
Borama (Horseednews.com) obolka Awdal sanadkan waxa hubaal ah in uu yahay mid ay dadka reer Awdal tirsanayaan duruufo badan oo ku gadaaman oo ay ka dhaxleen abaaro mudo dheer qaatay, roobab sababay qasaarooyin...
Wednesday, May 15, 2013
Daawo Video Xildhibaano Ka Hadlay Ciyaar Saaxiibtinimo oo Dhexmartay Kooxaha Gobolada Saaxil iyo Togdheer oo ka dhacday Berbera Kuna Dhamaatay Barbar dhac
Berbera (Horseednews.com) Daawo Video Xildhibaano Ka Hadlay Ciyaar Saaxiibtinimo oo Dhexmartay Kooxaha Gobolada Saaxil iyo Togdheer oo ka dhacday Berbera Kuna Dhamaatay Barbar dhac ciyaartaas oo ahayd...
Wednesday, May 15, 2013
Daawo Video Wefti uu hogaaminayo Gudomiye kuxigeenka Wakiilada Oo ay qeybka yihiin Wasiirada Qorsheynta qaranka iyo Kaluumaysiga ayaa u ambabaxay wadanka Belgium
Berbera (Horseednews.com) Daawo Video Wefti uu hogaaminayo Gudomiye kuxigeenka Wakiilada Md Baashe Maxamed Faarax Oo ay qeybka yihiin Wasiirada Qorsheynta qaranka Dr Sacad Cali Shire iyo Kaluumaysiga...
Wednesday, May 15, 2013
Wasiir Duur oo Amray in la Aaso ninkii shalay ku dhintay shaqaaqadii Burco iyo Askarigii toogtay oo uu balanqaaday in deg deg Maxkamad loo gaynayo
Burco (Horseednews.com) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur oo xalay u guureeyay saqdii dhexe magaaladda Burco si uu u kala dajiyo xaaladii rabshadaha wadatay ee Ninku...
Wednesday, May 15, 2013
Madaxweyne Silaanyo “Somaliland Waxay halgan adag u soo galeen sidii ay ula soo noqon lahaayeen Madax-banaanidooda” + Sawirada + Khudbada + Kulanka Madaxweynaha iyo Ardayda Jaamacadaha
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in beesha caalamka qaarkood ay doonayaan inay isku soo celiyaan Somaliland iyo Soomaaliya, waxase...
Tuesday, May 14, 2013
Cali Waran-cadde Oo Xukuumadda Ku Bogaadiyay Mawqifkeeda Qorshaha ICAO ku dhagaraynayso Somaliland
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirkii hore ee Wasaaradda Duulista hawadda iyo Gaadiidka cirka Somaliland Mudane Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabadda la sheegay inay Ha’yadda...
Tuesday, May 14, 2013
Xukuumadda Somaliland Oo Dalkeeda Ka Mamnuucday Diyaaradaha Qaramada Midoobay Ka dib Markii ay Maamulka Hawada Ku Wareejiyeen Dawlada Somaliya
Hargeysa (Horseednews.com) Xukuumadda Somaliland ayaa dalkeeda ka madnuucday inay ka soo degaan kana duulaan Diyaaradaha qarramadda Midoobay laga bilaabo Lixda Subaxnimo ee Berto ee 15-ka Bishan May,...
Tuesday, May 14, 2013
Gudomiyaha Gobolka Badhan Oo Magacaabay Gudidii Qaban Qaabada 18 May Kana War Bixiyay Hanaanka Iyo Geedi Socodka Udiyaar Garwoga 18-May Ee Gobolka Badhan
Badhan (Horseednews.com) Gudomiyaha gobolka badhan cabdixakiin wahaabi ayaa magacaabay gudida qaban qaabada sanad guurada 22 ee qaranimada somaliland ee maalinta 18may waxana gudomiyuhu sidoo kalena...
Tuesday, May 14, 2013
Gudoomiyaha UCID Faysal: "kulanku waxa uu ahaa salaan keliya" Dhageyso BBC
London (Horseednews.com) Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in kulanka Madaxweynaha Soomaaliya uu kula yeeshay dalkan UK ay ahayd salaan oo keliya. Faysal...
Tuesday, May 14, 2013
Wasiirka Madaxtooyadda oo Cambaareeyey kulankii madaxweynaha Soomaaliya iyo Guddoomiyaha UCID
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa cambaareeyay kulankii Guddoomiyaha xisbiga UCID London kula yeeshay Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh...
Monday, May 13, 2013
Wasiirka Warfaafinta Somaliland “Faysal marna daahir kamuu ahayn Soomaaliya oo illaa xiligii Maxkamadaha ayuu la xidhiidhi jiray” BBC Dhageyso
Hargeysa (Horseednews.com) Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Mudane Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad), ayaa maanta si adag u naqdiyay kulankii habeenkii Sabtidii...
Monday, May 13, 2013
Gudida qaban qaabada xuska 18 may ee 22 guuradii kasoo wareegtay maalıntii qaranımada somaliland waxay soo qaban qaabisay xaflada maqaamkeedu sareeyo oo taariikhda markii u horaysay lagu qabto dalka TURKIGA
Gudida qaban qaabada 18may ee turkiga
Monday, May 13, 2013
Dhegeyso: Wasiirka Madaxtooyada JSL Oo Dhagaxdhigay Qeybo kamid ah Jidka Isku xidha Hargeysa iyo Salaxley
Salaxley (Horseednews.com) Wasiirka Madaxtooyada Jahmhuuriyada Somaliland Mudane, Xirsi CalI Xaaji Xasan ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 13/05/2013 waxa u dhagax dhigay 5KM oo wado ah taasi oo isku...
Monday, May 13, 2013
Madaxweyne Ku xigeenkii hore oo Taageeray Muddo kordhinta Wakiiladda
Hargeysa (Horseednews.com) Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa taageeray muddo kordhintii loo sameeyay goleyaasha sharci dajinta iyo wakiiladda isagoo qirey in dhibaato...
Monday, May 13, 2013
Wasiirka Madaxtooyada JSL Oo Dhagaxdhigay Qeybo kamid ah Jidka Isku xidha Hargeysa iyo Salaxley +Daaw0 Sawirada
Salaxley (Horseednews.com) Wasiirka Madaxtooyada Jahmhuuriyada Somaliland Mudane, Xirsi CalI Xaaji Xasan ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 13/05/2013 waxa u dhagax dhigay 5KM oo wado ah taasi oo isku...
Monday, May 13, 2013
WAREYSIYO
featured
HORSEED NEWS ONILNE TV